{"id":125906,"date":"2026-11-19T21:09:05","date_gmt":"2026-11-19T20:09:05","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125906"},"modified":"2026-11-19T21:44:03","modified_gmt":"2026-11-19T20:44:03","slug":"imaaraadka-carabta-oo-cambaareeyay-dowladda-soomaaliya-kana-hadlay-xiriirka-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125906","title":{"rendered":"Imaaraadka Carabta oo cambaareeyay dowladda Soomaaliya, kana hadlay xiriirka labada dal"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">19 Nov 2026 (Puntland.com) Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay waxa ay ku tilmaantay \u201chab-dhaqan colaadeed iyo mid sii hurinaya xiisadda\u201d oo ay sheegtay in dowladda Soomaaliya ku wajahday Imaaraadka. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka ayaa lagu sheegay in tallaabooyinka ay qaadday dowladda Soomaaliya ay dhaawacayaan xiriirka labada dal isla markaana wiiqayaan iskaashigii ka dhexeeyay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Wasaaraddu waxay sheegtay in xiriirka caalamiga ah uu ku dhisan yahay danaha wadajirka ah iyo is-ixtiraamka dalalka, iyadoo ka digtay in arrimaha gudaha ee siyaasadda Soomaaliya lagu lug yeesho Imaaraadka. Waxay sidoo kale muujisay walaac ay ka qabto in khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha Soomaaliya lagu eedeeyo ama lagu xiro dowladda Imaaraadka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Bayaan-ku wuxuu xusay in Imaaraadku hore u xiray safaaraddiisii Muqdisho isla markaana uu dib ula baxay qayb kamid ah shaqaalihiisii diblomaasiyadeed bishii Janaayo 2026, isagoo sabab uga dhigay waxa uu ugu yeeray cadaadis iyo tallaabooyin aan saaxiibtinimo ahayn oo uga yimid dowladda Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Dhanka kale, Imaaraadka Carabta ayaa adkeeyay in uu weli qadarin u hayo shacabka Soomaaliyeed iyo xiriirka taariikhiga ah ee labada dhinac ka dhexeeya. Wasaaraddu waxay sheegtay inay sii wadi doonto ilaalinta danaha wadajirka ah iyo taageerada ay u fidiso shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Imaaraadka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Bayaankan ayaa imanaya xilli uu jiro khilaaf siyaasadeed iyo diblomaasiyadeed oo sii kordhaya oo u dhexeeya dawladda mudo xileedkeedu dhamaaday ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, taas oo saameyn ku yeelan karta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dhinacyada kala duwan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"https:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1a1a-17.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"692\" height=\"900\" data-id=\"125911\" src=\"https:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1a1a-17.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-125911\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1a1a-17.jpg 692w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1a1a-17-231x300.jpg 231w\" sizes=\"auto, (max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/><\/a><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Nov 2026 (Puntland.com) Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay waxa ay ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125908,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-125906","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":201,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=125906"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125919,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125906\/revisions\/125919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/125908"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=125906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=125906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=125906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}