{"id":125910,"date":"2026-11-19T21:28:56","date_gmt":"2026-11-19T20:28:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125910"},"modified":"2026-11-19T21:28:58","modified_gmt":"2026-11-19T20:28:58","slug":"midowga-yurub-oo-xaaladda-amniga-siyaasadda-aan-daganeyn-ee-soomaaliya-ka-deyriyey-sheegayna-in-wax-looga-qaban-karro-oo-kaliya-heshiis-siyaasadeed-oo-loo-dhan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125910","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo xaaladda amniga, siyaasadda aan daganeyn ee Soomaaliya ka deyriyey sheegayna in wax looga qaban karro oo kaliya heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">19 Nov 2026 (Puntland.com) Midowga Yurub oo xaaladda amniga, siyaasadda aan daganeyn ee Soomaaliya iyo kala guurka AUSSOM ayaa ka deyriyey jihada uu dalku u socdo, iyagoo hoosta ka xariiqay in xaaladda wax looga qaban karro oo kaliya heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay, kaas oo saldhig u noqon kara nidaam amni oo waara iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Beesha caalamka ayaa isku raacday in ay keliya taageerayso qorshe amni &amp; kala-guur oo Soomaalidu hoggaaminayso kuna mideysan tahay, kaas oo beddeleya howlgalka amni ee shisheeye oo hadda heley taageerada sannad kale oo sii joogayaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Tani waa bilowga 2 todobaad oo ay kordhi doonan fariimaha toos uga imaanaya Caasumadaha Reer Galbeedka, Sidoo kale laga wada hadlay isku-duwidda taageerada caalamiga ah iyo cusbooneysiinta waajibaadka howlgalka AUSSOM, oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay la filayo inuu ka arrinsado December 2026.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Nov 2026 (Puntland.com) Midowga Yurub oo xaaladda amniga, siyaasadda aan daganeyn ee Soomaaliya iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-125910","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":231,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=125910"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125913,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125910\/revisions\/125913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/125912"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=125910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=125910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=125910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}