{"id":125920,"date":"2026-11-20T13:10:17","date_gmt":"2026-11-20T12:10:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125920"},"modified":"2026-11-20T13:10:17","modified_gmt":"2026-11-20T12:10:17","slug":"madaxa-arrimaha-afrika-ee-uk-danjiraha-uk-ee-soomaaliya-oo-kala-shiray-md-xasan-sheekh-in-loo-baahan-yahay-wada-hadal-siyaasadeed-oo-loo-dhan-yahay-in-soomaalidu-lawareegto-gacan-ku-haynta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125920","title":{"rendered":"Madaxa Arrimaha Afrika ee UK &amp; Danjiraha UK ee Soomaaliya oo kala shiray MD Xasan Sheekh in loo baahan yahay wada-hadal siyaasadeed oo loo dhan yahay &amp; in Soomaalidu lawareegto gacan ku haynta amnigeeda"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">20 Nov 2026 (Puntland.com)\u00a0Madaxa Arrimaha Afrika ee UK iyo Danjiraha dalkaas ee Soomaaliya, Charlotte Pierre &amp; Charles oo la shiray Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa kala hadlay in loo baahan yahay; wada-hadal siyaasadeed oo loo dhan yahay oo Soomaalidu yeelato &amp; in Soomaalidu la wareegto gacan ku haynta amnigeeda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">&#8220;Mustaqbalka Soomaaliya waa in ay qaabeeyaan Soomaalidu, UK waxay sii wadi doontaa in ay shaqayso madaxda Soomaalida iyo saaxiibbada caalamiga ah si loo gaaro mustaqbal ammaan ah, xasilloon, oo barwaaqo ah.&#8221; Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegey.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">UK, Mareykanka, Midowga Yurub &amp; Turkiga ayaa mar kale lagu wadaa in ay mucaaradka &amp; dowladda kulmiyaan si loo gaaro heshiis doorasho oo loo dhan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 Nov 2026 (Puntland.com)\u00a0Madaxa Arrimaha Afrika ee UK iyo Danjiraha dalkaas ee Soomaaliya, Charlotte Pierre&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-125920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":197,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=125920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125922,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125920\/revisions\/125922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/125921"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=125920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=125920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=125920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}