{"id":125923,"date":"2026-11-20T20:31:33","date_gmt":"2026-11-20T19:31:33","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125923"},"modified":"2026-11-20T20:33:51","modified_gmt":"2026-11-20T19:33:51","slug":"shirkii-mucaaradka-ee-muqdisho-ka-soday-oo-ku-dhammaaday-inay-diideen-aqbalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125923","title":{"rendered":"Shirkii Mucaaradka ee Muqdisho ka soday oo ku dhammaaday inay diideen aqbalida&#8230;."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">20 Nov 2026 (Puntland.com) Shirkii Mucaaradka ee Muqdisho ka soday ayaa ku dhammaaday, inay diideen aqbalida fariintii ka timid madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh oo mid ka mid ah Madasha Samatabixta usoo dhiibay ee ahaa inay la shiraan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Xasan Sheekh ayaa fariinta usoo dhiibay dhinacyo oo u arkayay in ay u dabacsan yihiin damaciisa doorasho, laakiin Golaha Mustaqbalka ayaa si rasmi ah isugu raacay in dalabkii Xasan Sheekh si wadar-ogol ah loo diido.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Saaxiibadii farriinta kasooqaaday Villa Somalia waa ay ku qanceen go\u2019aankan caawa dhacay, iyadoo ay sidaasi ku idlaaday rajadii Villada ay kaqabtay inay mucaaradka lafariisato.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Shirka oo ka dhacay Hotel Jasiira ayay xoguhu tilmaamayaan in xubin sare oo mucaaradka ka tirsan uu shirka keenay go,shaal ah oo la sheegay in uu ka sido Xasan Sheekh si loogu huwiyo mid kamida xubnaha oo ay Xasan Bishii Juun Marya dhiigle kal furteen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Madaxweyner Xasan Sheekh ayaa ka lahayd fariintan jahawareerin iyo mashquulin mucaaradkeeda Muqdisho, mana aheyn markii koowaad oo uu sameeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 Nov 2026 (Puntland.com) Shirkii Mucaaradka ee Muqdisho ka soday ayaa ku dhammaaday, inay diideen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-125923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":248,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=125923"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125926,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125923\/revisions\/125926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/125518"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=125923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=125923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=125923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}