{"id":125984,"date":"2026-11-23T18:04:26","date_gmt":"2026-11-23T17:04:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125984"},"modified":"2026-11-23T18:04:26","modified_gmt":"2026-11-23T17:04:26","slug":"xasan-sheekh-oo-lagu-qasbay-in-museveni-dhexdhexaadiyo-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125984","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo lagu qasbay in Museveni dhexdhexaadiyo Soomaalida"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">23 Nov 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni oo wadahadal ku yeeshay Kampala ee dalka Uganda ayaa ka wada-hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Soomaalida.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Waxaa la xaqiijiyey in Musevani uu dhexdhexaadinayo mucaaradka iyo maamulka Xasan Sheekh una soo dirayo Wasiirkiisa Arrimaha-dibedda, sida ay tilmaameen ilo-wareedyada oo intaasi ku daray in madaxweyne Museveni uu sheegey in uu xataa isagu imanayo dalka haddii ay lagama-maarmaan noqoto.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Sida ay sheegeen ilo ka tirsan DFS, waxa dowladdu ka gows-adaygtay wada-hadal lagu qabto dalka dibeddiisa, iyada oo laysku raacay in lagu wada-hadlo gudaha dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Mucaaradka ayaa doonaya in DFS ka laabato hanaankeeda doorasho, lana gaadho heshiis doorasho ok hor leh, tan oo meesha ka saaraysa sannado ay DFS riixaysay doorashooyin toos ah oo isku-sidkan taasi oo ay ka qabatay Dowlad-goboleedyada Koonfurta dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Ma cadda inta ay qaadan karto qabashada doorasho heshiis lagu yahay, waxa lagu wadaa in ugu danbeyn ka hor sannadka cusub la gaari heshiis doorasho, iyadoo ay khasbayso cadaadisyada dibeed, amni &amp; siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Nov 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Uganda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-125984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":165,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=125984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125986,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125984\/revisions\/125986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/125985"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=125984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=125984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=125984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}