{"id":125993,"date":"2026-11-23T19:04:09","date_gmt":"2026-11-23T18:04:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125993"},"modified":"2026-11-23T19:04:51","modified_gmt":"2026-11-23T18:04:51","slug":"wasaaradda-waxbarashada-puntland-oo-billad-sharaf-iyo-abaal-marinno-guddoonsiiyey-iskuulka-sare-ee-bursaalax-oo-galay-kaalinta-2aad-ee-imtixaanaadka-shahaadiga-ah-ee-sannadka-2025-2026","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=125993","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Billad-sharaf iyo abaal-marinno guddoonsiiyey Iskuulka Sare ee Bursaalax oo galay kaalinta 2aad ee Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee sannadka 2025-2026"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">23 Nov 2026 (Puntland.com)&nbsp;Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ayaa Billad-sharaf iyo abaal-marinno guddoonsiiyey Iskuullada galay kaalimaha hore ee Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee sannadka 2025-2026, kuwaas oo ku soo baxay nidmaadka waxqabadka maaddooyinka ee muujinaya tayada macallimiinta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Iskuullada la maamuusay ayaa kala ah:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">1- Kaalinta 1aad, Dugsiga Sare Nugaal, gobolka Nugaal<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">2- Kaalinta 2aad, Dugsiga Sare Bursalah, gobolka Mudug<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">3- Kaalinta 3aad, Dugsiga Sare Sheikh Osman, gobolka Karkaar<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">4- Kaalinta 4aad, Dugsiga Sare, Omar Samatar, gobolka Mudug<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">5- Kaalinta 5aad Dugsiga Sare Rays Modern gobolka Karkaar<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">6- Kaalinta 6aad, Dugsiga Sare Hooyo Xabiibo. gobolka Mudug<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">7- Kaalinta 7aad, Dugsiga Sare Bari, gobolka Bari<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">8- Kaalinta 8aad, Dugsiga Sare, Dangoroyo gobolka Nugaal<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">9- Kaalinta 9aad, Dugsiga Sare Buraan, gobolka Haylaan<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">10- Kaalinta 10aad, Dugsiga Sare Qaarar Soor, gobolka Karkaar<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Bahda Warbaahinta Puntlandes waxay Hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan bahda Dugsiga Sare ee Bursaalax, gaar ahaan maamulka iyo macallimiinta dugsiga, guusha qiimaha weyn leh ee uu dugsigu ka gaaray natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland sannad-dugsiyeedka 2025\u20132026, kuna hantay kaalinta 2aad ee dugsiyada Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Guushan iskama imaan ee waxaad ku gaarteen waa dadaal joogto ah, dulqaad, daacadnimo, isku duubni iyo wada-shaqayn miro-dhal ah oo ay muujiyeen maamulka, macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda dugsigu.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Hambalyo maamulka!<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Hambalyo macallimiinta!<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Hambalyo ardayda!<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Hambalyo dhammaan bahda Bursalah Secondary School!<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Nov 2026 (Puntland.com)&nbsp;Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ayaa Billad-sharaf iyo abaal-marinno&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-125993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":128,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=125993"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":125996,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/125993\/revisions\/125996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/125994"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=125993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=125993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=125993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}