{"id":126014,"date":"2026-11-24T12:47:53","date_gmt":"2026-11-24T11:47:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=126014"},"modified":"2026-11-24T12:47:54","modified_gmt":"2026-11-24T11:47:54","slug":"xasan-sheekh-oo-qorshiisa-is-doorashada-iska-wata-isagoo-shr-deg-deg-ah-isugu-yeeray-golaha-wasiiradda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=126014","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo Qorshiisa is doorashada iska wata isagoo shr deg deg ah isugu yeeray golaha Wasiiradda"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">24 Nov 2026 (Puntland.com)\u00a0Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Golaha Wasiirada ku amray inay yeehaan kulan degdeg ah, waxaana lagu wadaa in la horkeeno wax ka baddalka Xeerka Doorashooyinka ee Dawladda Xil-gaarsiintu ku qabanaysay doorashooyinka Maamulada oo iminka Xasan Sheekh doonayo inuu u bedesho siday ugu badiso.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Xukuumadda ayaana doonaysa in nooca doorashada ee xubnaha Baarlamaanku ku imaanayaan lagadhigo Liis xiran. Hore xeerka hadda ay xukuumaddu ku shaqaynaysay ayaa ahaa mid furan (Open).<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Marka xukuumaddu ay waxkabaddal kusamayso xeerka, kana dhigto mid xiran( Closed list) waxaa dib loogu celinayaa Baarlamaanka si ay wax kabaddalkaas u ansixiyaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Closed iyo Open list waxay ku kala duwan yihiin; ka furan oo hadda laga guurayo, waxaa la shaaciyaa liiska tartamayaasha. Midka loo guurayo ee Xiran ama Closed list, ma jirayo liis la shaacinayo. Waxaana awoodda magacaabista xubnaha xildhibaannada yeelanaya xisbiga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Xasan Sheekh ayaa Qorshiisa is doorashada iska wata isagoo siduu hore u sheegay aan cidna u joojinayn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Nov 2026 (Puntland.com)\u00a0Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Golaha Wasiirada ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":125148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-126014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":225,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/126014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=126014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/126014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126015,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/126014\/revisions\/126015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/125148"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=126014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=126014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=126014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}