{"id":126020,"date":"2026-11-24T19:44:31","date_gmt":"2026-11-24T18:44:31","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=126020"},"modified":"2026-11-24T19:45:51","modified_gmt":"2026-11-24T18:45:51","slug":"xukuumadda-xasan-sheekh-oo-caawa-meelmarisey-xeerka-doorashooyinka-xisbiyada-oo-jidaynaya-doorasho-toos-ah-oo-ah-hannaan-liis-xidhan-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=126020","title":{"rendered":"Xukuumadda Xasan Sheekh oo caawa meelmarisey Xeerka Doorashooyinka &amp; Xisbiyada oo jidaynaya doorasho toos ah oo ah hannaan liis-xidhan ah"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">24 Nov 2026 (Puntland.com) Xukuumadda Federaalka ayaa caawa meelmarisey Xeerka Doorashooyinka &amp; Xisbiyada oo jidaynaya doorasho toos ah oo ah hannaan liis-xidhan ah; taas oo xulashada xildhibaanka uu yeelanayo xisbiga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Xisbiyada oo markii hore saddex keliya ahaa waxa laga dhigey in urur kasta oo 10% hela codadka doorashada uu noqdo xisbi, tan oo horseedaysa xisbiyo badan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Raysal wasaare Xamse oo la hadlayey Wasiirrada ayaa sheegey in mas&#8217;uul kasta oo dowladeed oo xildhibaan doonanaya ay tahay in uu ka tago xilka uu hayo ka hor doorashada, iyada oo xukuumadduna noqoneyso mid xil-gaadhsiin ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Tallaabooyinka uu qaadday maamulka Xasan Sheekh ayaa imanaya, iyadoo Uganda iyo dalalka ay ciidamadu ka joogaan doonayaan in ay dhexgalaan mucaaridka &amp; dowladda, si ay u gaaraan heshiis-doorasho, balse Dowladdu waxa ay wadataa geeddi-geedigeeda mana cadda in ay u hoggaansamayso dhexdhexaadinta dibedda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Nov 2026 (Puntland.com) Xukuumadda Federaalka ayaa caawa meelmarisey Xeerka Doorashooyinka &amp; Xisbiyada oo jidaynaya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-126020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":120,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/126020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=126020"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/126020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126023,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/126020\/revisions\/126023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/124899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=126020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=126020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=126020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}