{"id":12631,"date":"2015-09-28T13:13:08","date_gmt":"2015-09-28T11:13:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12631"},"modified":"2015-09-28T13:13:08","modified_gmt":"2015-09-28T11:13:08","slug":"hanyari-hoos-bay-ku-dhigtaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12631","title":{"rendered":"Hanyari  hoos bay ku dhigtaa!!"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Han weynaan ama han yaraan<\/span><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0waxaa \u00a0loola \u00a0jeeda hadba \u00a0wuxuu \u00a0qofku ku qanco \u00a0tusaale ahaan haddii \u00a0hankaagu yahay inaad xukunto \u00a0 Qaaradda Africa , kuma qancin karato inaad xukunto \u00a0Xaafad ama hal Beel ama \u00a0Hal Gobol..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Hankaagu haduu yahay \u00a0inaad \u00a0 mideyso \u00a0Qaran \u00a0kuma qanci kartid Qabiil, hankagu hadduu yahay inaad \u00a0raadiso Qaran kuma qanci kartid \u00a0qoys kaliya..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Tusaale kale haddii aad \u00a0hankaagu yahay \u00a0ama aad ku qanacsan tahay \u00a0inaad xukunto hal Tuulo, \u00a0laakiin laguu dhiibo \u00a0 labo tuulo aad ayaad \u00a0ugu qancaysaa \u00a0waayo \u00a0 hankaagu \u00a0waa hal Tuulo<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00b7\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Soomaalidii\u00a0\u00a0hore\u00a0\u00a0ayaa\u00a0\u00a0ku maahmaahday &#8220;<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Reer Seddex baa hoog u ah, seddex-baase hoog labbaada<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Hoggaan xumo ayaa hooga haddii ay odayga gashaa hoog labbaada.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Hanyari\u00a0\u00a0ama hawo\u00a0\u00a0gaabni ayaa hooga haddii ay hogganka gashaa hoog labbaada<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00b7\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Hunguri xumo ayaa hooga , haddii ay (Habarta) gashaa hoog labbaada..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Micnaha\u00a0\u00a0maahmaahyadaas\u00a0\u00a0waxay caddeynayaan\u00a0\u00a0\u00a0hanyaridu inay tahay hoog iyo halaag\u00a0\u00a0sidookalena hoggaanka\u00a0\u00a0haddii ay kaa gasho\u00a0\u00a0ayaa ka sii daran\u00a0\u00a0waayo ummad aan hoggaan waanaagsan lahayn\u00a0\u00a0waxay ku dambaysaa\u00a0\u00a0baa`ba\u00a0\u00a0iyo tariikh madow..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Soomaali\u00a0\u00a0bari ayeey ahayd\u00a0\u00a0dad hanweyn\u00a0\u00a0oo iskala wayn\u00a0\u00a0asaagood\u00a0\u00a0waxay,ahaan jireen dad\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0astura ceebahooda\u00a0\u00a0oo\u00a0\u00a0\u00a0xitaa haddii\u00a0\u00a0naftu dhaafayso an laga daremi jirin si ay u ilaaliyaan sharaftooda iyo qaranimadooda\u00a0\u00a0\u00a0waana\u00a0\u00a0tii ay ku maahmaaheen,,\u00a0\u00a0Haddii aad\u00a0\u00a0dhimanayso\u00a0\u00a0dhareerka waa la iska duwaa), Soomaali\u00a0\u00a0waa bay han lahayd laakiin maanta\u00a0\u00a0xaggee\u00a0\u00a0\u00a0hankii Soomaalidu\u00a0\u00a0joga\u00a0\u00a0siiba hoggaamiyayaash Soomaalida?..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Sidookale\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0kuwii lahaa\u00a0\u00a0Cadawgaaga\u00a0\u00a0dhuux\u00a0\u00a0sagaaro ayaa loogu dhaashtaa),\u00a0\u00a0ayaga` oo ula jeeday\u00a0\u00a0waliga Hankaagu ha sarreeyo\u00a0\u00a0hana is hoosdhigin ninka\u00a0\u00a0ku farxaysan jabkaaga\u00a0\u00a0iyo tafaraaruqaaga), ama kala qeybsanaantaada\u00a0\u00a0maanta se waxaan ku faana kala qaybinta dadka Soomaalida\u00a0\u00a0\u00a0soo hanyari mahan?..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Waxaan\u00a0\u00a0maalin dhawayd\u00a0\u00a0daawaday xaflad\u00a0\u00a0ay isku yimadeen\u00a0\u00a0\u00a0hoggaamiyayaasha Soomaalida intooda badan\u00a0\u00a0waa la isku qoslayaa\u00a0\u00a0waa la isa salaamaya laakiin qalbigoodu\u00a0\u00a0waa kala jeeda\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0dhexedda\u00a0\u00a0ugu jira oo\u00a0\u00a0sidii nin dulaala midba gaar ula faqaya\u00a0\u00a0\u00a0siyaasi kale oo reer Itoobiya\u00a0\u00a0siyaasiinta iyo higgaamiyayaasha Soomaalidu\u00a0\u00a0\u00a0waxay\u00a0\u00a0ku qanacsan yihiin\u00a0\u00a0oo hankoodii noqday in wiilka Itoobiyaanka\u00a0\u00a0uu, u kala dabqaado,\u00a0\u00a0Bal si dhabka u eeg\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0loo kala\u00a0\u00a0turjumayaa waa Soomaali,\u00a0\u00a0waxa\u00a0\u00a0halkaas dhigay\u00a0\u00a0hoggaamiyayaasha Soomaalida waa\u00a0\u00a0hanyari..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0Soomaaliya waa dad muslima isku luuqad\u00a0\u00a0ku\u00a0\u00a0hadla is wada yaqaan isku wada jinsiyadda\u00a0\u00a0haddana leh dhulka Adduunka ama\u00a0\u00a0carro edag ugu qanisan\u00a0\u00a0haddii ay noqon lahayd\u00a0\u00a0khayraadka dibiiciga haddii ay noqon lahayd xoolaha nool, baddaha ku xeeran, iyo Wabiyadda aadka u waweyn , waxaase\u00a0\u00a0curyaamiyey\u00a0\u00a0hanyari\u201d\u00a0\u00a0hanyari waa hoog\u201d..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Haddana\u00a0\u00a0Soomaaliya waa dadka\u00a0\u00a0ugu dambeeya\u00a0\u00a0\u00a0adduunka qarnigaan 21,naad\u00a0\u00a0haddii ay nqon lahayd\u00a0\u00a0dhaqaalo\u00a0\u00a0\u00a0midnimo\u00a0\u00a0talo wadaag\u00a0\u00a0iyo qaranimo\u00a0\u00a0intaba\u00a0\u00a0adduunka waa ka dambeeyaanna\u00a0\u00a0waxaana halkaas\u00a0\u00a0dhigay waa\u00a0\u00a0hanyari\u00a0\u00a0hogaamiye\u00a0\u00a0kasta\u00a0\u00a0oo Soomaaliyeed\u00a0\u00a0manta wuxuu\u00a0\u00a0ku qanacsan yahay\u00a0\u00a0\u00a0inuu qarankiisii\u00a0\u00a0waddankiisii iyo\u00a0\u00a0sharaftisii\u00a0\u00a0u daba\u00a0\u00a0fariisto wiil asaagiisa, Nin hanyari ma\u00a0\u00a0hana qaado hara loo yiri..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Musuqmasuqa\u00a0\u00a0khiyaanada iyo\u00a0\u00a0maamul xumada ayaa waxay\u00a0\u00a0noo noqotay hooy\u00a0\u00a0aan\u00a0\u00a0can ku noqonay\u00a0\u00a0qarnigan,\u00a0\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0na\u00a0\u00a0maamula oo turjumaan\u00a0\u00a0noo kala ah\u00a0\u00a0haddii aan Soomaali nahay, Itoobiya, iyo Kiinya,\u00a0\u00a0waxaan garay xili\u00a0\u00a0an\u00a0\u00a0shisheeyaha\u00a0\u00a0\u00a0ugu yeero\u00a0\u00a0\u00a0dawladdaha walaaleheenna\u00a0\u00a0laakiin qofkja Soomaaliyeed aan ugu yeero cadawgeenna..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-family: 'Times New Roman', sans-serif; font-size: medium;\">Qaranimadeennii\u00a0\u00a0waxaan dhaafsanay\u00a0\u00a0\u00a0hanyari, ninka Soomaaliga\u00a0\u00a0ee\u00a0\u00a0manta matalaya Hoggaanka\u00a0\u00a0dadka\u00a0\u00a0Soomaalida\u00a0\u00a0meel kasta ha jogee\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0ku qanacsan yahay\u00a0\u00a0\u00a0waxa\u00a0\u00a0ka yar hal gobol ama labo gobol, inuu maamulo\u00a0\u00a0oo\u00a0\u00a0uu dhaafsado dhammaan sharaftii iyo qaranimadii Soomaaliyeed,\u00a0\u00a0goormay\u00a0\u00a0soo bixin\u00a0\u00a0doonaan\u00a0\u00a0\u00a0wiilal iyo hablo mideeya dadka Soomaaliyeed? Hankooduna\u00a0\u00a0ka tarjumo midnimada ummadda Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21-225x300.jpg\" alt=\"21\" width=\"152\" height=\"203\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0<\/span><b>Midnimadu waa guul<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Cabdinuur Faarax Maxamuud<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Falanqeeye arrimaha bulshada<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Han weynaan ama han yaraan\u00a0waxaa \u00a0loola \u00a0jeeda hadba \u00a0wuxuu \u00a0qofku ku qanco \u00a0tusaale ahaan haddii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12631","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1355,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12632,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12631\/revisions\/12632"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}