{"id":12688,"date":"2015-09-29T21:55:55","date_gmt":"2015-09-29T19:55:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12688"},"modified":"2015-09-29T21:55:55","modified_gmt":"2015-09-29T19:55:55","slug":"odoyaasha-dhaqanka-oo-bayaan-adag-ka-soo-saaray-isdamarinta-ay-sheegeen-in-ay-ka-dhacay-xulida-xubnaha-gollaha-degaanka-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12688","title":{"rendered":"Odoyaasha Dhaqanka oo Bayaan adag ka soo saaray Isdamarinta ay sheegeen in ay ka dhacay Xulida Xubnaha Gollaha Degaanka Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>29 Sep 2015 (Puntlandes) Nabadoonada iyo odoyaasha Degmadda Bosaso ayaa bayaan adag ka soo saaray isdabamarin lagu sameeyay xulista gollaha degaanka ee degmada bosaso, waxayna ku eedeeyeen Guddiga xulida xubnaha gollaha degaanka, inay ku xadgudbeen sharciga L7 ee dhismayaasha gollayaasha degaanka oo la soo saaray 2004.<\/p>\n<p>Kullan ballaaran oo ka dhacay Hoolka shirarka ee Hotel Gacayte oo ay ka qaybgaleen Nabadoono, Cuqaal, Ganacsato can ah oo uu ka mid ah Xaaji Xuseen Gacayte, Culuma\u2019udiin iyo Haween ayaa kaga hadleen qaabka loo soo xulay Xubnaha gollah degaanka, waxayna sheegeen in\u00a0 xubnihii ay nabadoonadu soo xuleen lagu bedelay xubno kale oo guddigu ay wateen<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Nabadoonadu waxay sheegeen in isdabamarinta lagu sameeyay xubnaha gollaha degaanka uu ahaa ku talagal, ay guddiga uu madaxda uu ahaa wasiirka arrimaha gudaha Axmed Karaash uu ka dambeeyay, waxayna ka digeen cawaaqib xumadda ka dhalan karta.<\/p>\n<p>Nabadoonadi iyo ganacsatadii Madasha ka hadashay waxaa ka mid ah Xaaji Xuseen gacayte\u00a0 iyo nabadoono kale oo uu ka mid ah Cabdi faarax Cilmi iyo Nabadoono Xuseen Jaamac Aadan, Waxaa kaloo ka hadlay kulanka Odoyaal magac weyn ku leh bulshadda Bosaso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2784.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121337\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2784-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2784\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Caaqil cabdi faarax cilmi\u00a0 oo ka hadlay kulanka ayaa masiibo ku tilmaamay isdabamarintii lagu sameeyay Xubnaha gollah degaanka, taasi oo\u00a0 dhaawici karta midnimadii iyo Kalsoonidii umadda reer bosaso u dhaxaysay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne, Guddoomiye barlanaa, cidii cadaalad u ah ehel waxaan u gudbinaynaa\u00a0 wixii dhacay inay ahaayeen nasiib darro\u201d ayuu yiri Caaqil cabdifaarax<\/p>\n<p>Nabadoon Xuseen Jaamac Aadan \u00a0oo isna ka hadlay kulanka ayaa sheegay in beeshiisa la duudsiiyay xaqii ay u lahayd inay soo xulato xildhibaanka uga qaybgalay gollaha degaanka bosaso, waxaana uu ku eedeeyay guddiga xulista xildhibaanada ee Dowladda inay ku takrifaleen xubintoodii.<\/p>\n<p>\u201c annagu waxaanu soo gudbinay Maxamuud muuse Aadan inuu xubin ka noqda gollaha, waxaa soo gudbiyay nabadoonka guud oo anniga ah, waxaana dadweynaha u sheegaynaa in la caadaystay in lagu takrifalo xubintayada, waxaanuna codsanaynaa in lanag daayo takrifalka\u201d ayuu yiri Nabadoon Maxamuud<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2781.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121306\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2781-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2781\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa kaloo kulanka\u00a0 ka hadlay Xaaji Gacayte waxaa uu sheegay in intii badnayd Odoyaashii, Cuqaashii, Waxgaradkii iyo Nabadoonadii beelaha gobolka bari ay \u00a0ka soo qaybgaleen Kulanka, kuwasoo ka dhiidhiyay isdabarinta iyo cadaalada darada lagu sameeyay xulista xubnaha gollaha degaanka Bosaso.<\/p>\n<p>Xaaji xuseen gacayte waxaa kaloo uu sheegay in dhammaan dadka isugu yimid kulanka ay yihii odoyaashii sida joogtada uga shaqayn jiray \u00a0Nabada iyo Xasiloonida degmadda, haddana ay diyaar u yihiin inay ka soo shaqeeyeen.<\/p>\n<p>Gabagabadii, Dhammaan Nabadoonadii, Cuqaashii, Ganacsatadda, Culimadii iyo Haweenkii ka hadlay kulanka waxay ugu Baaqeen Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Siciid Xasan shire iyo Xubnaha kale Dowladda in \u00a0dib loo dhigelo doorashada Duqa Bosaso, islamarkaana la bedelo Guddiga xalinta khilaafaadka iyo Xulista Gollaha degaanka Bosaso, kuwasoo ay ku eedeeyeeen inay cadaalada darro sameeyeen, ayna isdabamariyeen xubnihii saxda ahaa ee beeluhu soo xuleen, oo ay ku bedeleen xubno ay iyagu wateen.<\/p>\n<p>Guddiga Xulista xildhibaanada gollaha degaanka bosaso waxaa uu ka kooban yahay toddobo xubnood, waxaana guddoomiyay Wasiirka arrimaha gudaha iyo Dowladda hoose Axmed Karaasha, waxaa kaloo xubno ka ah\u00a0 Wasiirka Amniga puntland Cabdi xirsi Qarjab iyo Guddoomiyaha gobolka Yuusuf Maxamed Wacays Dhaddo.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa 28 bishan September waxay soo saareen 29 Xubnood oo ay sheegeen inay yihiin xubnihii beeluhu u soo gudbiyeen, hase yeeshee Nabadoonadda iyo Odoyaasha beelaha qaarkood ayaa sheegay in xubnihii ay u gudbiyeen guddiga la diiday oo xubno kale oo guddigu wateen lagu bedelay.<a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2784.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121337\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2784-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2784\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2798.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121338\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2798-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2798\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_27991.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121339\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_27991-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2799\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2804.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121340\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2804-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2804\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2811.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121341\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2811-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2811\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28231.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121342\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28231-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2823\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28442.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121343\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28442-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2844\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28561.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121344\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28561-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2856\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2876.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121345\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2876-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2876\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28902.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121346\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28902-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2890\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2899.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121347\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2899-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2899\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29092.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121348\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29092-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2909\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2925.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121349\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2925-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2925\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2769.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121303\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2769-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2769\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2771.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121304\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2771-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2771\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2773.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121305\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2773-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2773\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2781.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121306\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2781-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2781\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2790.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121307\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2790-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2790\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2795.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121308\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2795-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2795\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2797.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121309\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2797-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2797\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2799.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121310\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2799-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2799\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2801.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121311\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2801-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2801\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2802.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121312\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2802-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2802\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2810.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121313\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2810-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2810\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2816.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121314\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2816-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2816\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2817.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121315\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2817-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2817\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2818.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121316\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2818-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2818\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2823.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121317\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2823-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2823\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2830.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121318\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2830-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2830\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2831.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121319\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2831-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2831\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28441.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121320\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28441-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2844\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2856.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121321\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2856-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2856\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2864.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121322\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2864-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2864\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2873.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121323\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2873-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2873\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2874.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121324\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2874-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2874\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2880.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121325\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2880-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2880\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2886.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121326\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2886-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2886\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28901.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121327\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_28901-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2890\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2895.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121328\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2895-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2895\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2897.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121329\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2897-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2897\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29061.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121330\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29061-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2906\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29091.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121331\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29091-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2909\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29182.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121332\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29182-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2918\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2919.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121333\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_2919-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2919\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29201.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121334\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29201-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2920\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29222.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121335\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29222-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2922\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29242.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-121336\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/IMG_29242-450x300.jpg\" alt=\"IMG_2924\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Xigasho: Puntlandpost.com<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Sep 2015 (Puntlandes) Nabadoonada iyo odoyaasha Degmadda Bosaso ayaa bayaan adag ka soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1696,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12690,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12688\/revisions\/12690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12689"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}