{"id":12694,"date":"2015-09-30T12:45:40","date_gmt":"2015-09-30T10:45:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12694"},"modified":"2015-09-30T12:45:40","modified_gmt":"2015-09-30T10:45:40","slug":"yaasiin-mire-oo-loo-doortay-duqa-magaalada-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12694","title":{"rendered":"Yaasiin Mire oo loo doortay Duqa Magaalada Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>30 Sep 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta Duqa magaalada Bosaso loo doortay Yaasiin Mire oo kaligii \u00a0usoo istaagnaa xilka duqa magaalada . Doorasaada ayaa ka dhacday hoolka shirarka ee jaamacadda Bariga Afrika.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/97.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-12695\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/97.jpg\" alt=\"97\" width=\"348\" height=\"280\" \/><\/a><\/p>\n<p>Yaasiin Mire ayaa ku guuleystay kadib markii uu helay 28 Cod oo ka mi ahaa 29 xubnood ee Golaha Deegaanka Degmada Bosaso.<\/p>\n<p>Waxaan Doorashada ka qayb gelin Musharax Cumar Sadiiq oo shalay sheegay in uu san tartamayn sababa jira awgeed.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Duqa Bosaso waxaa loo Doortay Saciid Garown oo helay 28 cod. Doorashada ayaa u dhacday qaab gacan taag ah.<\/p>\n<p>Waxaa goog joog ka ahaa Doorashada maamulka gobalka Bari, kan Degmada, Bosaso, xubno ka tirsan Xukuumadda Puntland, xildhibaano,nabadoono, aqoonyahano, siyaasiyiin, ganacsato, dalinyaro , haween iyo marti sharaf.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Sep 2015 (Puntlandes) Waxaa maanta Duqa magaalada Bosaso loo doortay Yaasiin Mire oo kaligii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12694","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1575,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12694"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12696,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12694\/revisions\/12696"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}