{"id":12749,"date":"2015-10-01T20:13:25","date_gmt":"2015-10-01T18:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12749"},"modified":"2015-10-01T20:13:25","modified_gmt":"2015-10-01T18:13:25","slug":"akhriso-xubnaha-golaha-deegaanka-degmada-burtinle-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12749","title":{"rendered":"Akhriso: Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Burtinle oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>1 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa lagu dhawaqay Dhawaaqay liiska Xubnaha \u00a0Golaha Deegaanka Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Punland Cabdullaahi Maxamed Xaashi Qoobdeero ayaa shaaciyey Liiska Golaha Deegaanka Cusub ee Degmada Burintale.\u00a0Xildhiibaanada la so bandhigay oo 21 ayaa waxaa ka maqnaa labo Xubnood oo gudigu Sheegen in dib laga so sheegi Doono.<\/p>\n<p>Waxaana isla maanta la shaaciyey in Maalinta berri ah la dhaaridoono Xildhibaanada Cusub, ayna Dooran doonaan isla beeri Gudoomiyaha Iyo ku Xigeenkiisa.<\/p>\n<p><strong>Akhriso Magacyada Xildhibaanada Cusub<\/strong><\/p>\n<p>Maxamed Maxamuud Cabdi (Kadaf)<br \/>\nCabdirisaaq Maxamed Faarax (Diihaal)<br \/>\nMaxamed Maxamuud Axmed (Buurdibi)<br \/>\nXaawo Maxamed Cismaan (Gacmey<br \/>\nBashiir Yaasiin Cismaan<br \/>\nDeeq Cabdi Maxamuud(Diin Alle)<br \/>\nCabdi Jaliil Siciid Xaashi(Tooreeye)<br \/>\nMaxamuud Cabdi Warsame(Sheywaal)<br \/>\nYaasmiin Xuseen Maxamed<br \/>\nCabdi Maxamed Shirre<br \/>\nCabdulqaadir Maxamed Faarax (Iligdheer)<br \/>\nCabdirisaaq Axmed Nuux<br \/>\nCali Geelle Maxamed<br \/>\nNuuradiin Cabdulqaadir Cabdi<br \/>\nLiibaan Maxamed Cabdulle<br \/>\nCalas Cabdi Salaan Xasan<br \/>\nMaxamed Cabdicasiis Faarax(Gaade-keen)<br \/>\nDucaale Cumar Muuse<br \/>\nKhadar Cabdirisaaq Axmed<br \/>\nXuseen Gulled Carab.<br \/>\nMuxyadiin Cabdirixmaan Cabdi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa lagu dhawaqay Dhawaaqay liiska Xubnaha \u00a0Golaha Deegaanka Degmada Burtinle ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1946,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12751,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12749\/revisions\/12751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12750"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}