{"id":12821,"date":"2015-10-05T16:50:40","date_gmt":"2015-10-05T14:50:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12821"},"modified":"2015-10-05T16:50:40","modified_gmt":"2015-10-05T14:50:40","slug":"goaamo-laga-soo-saaray-shirkii-midnimada-iyo-aayaha-gobolka-gardafuu-iyo-guurtidii-shirkaas-oo-baaq-culus-u-diray-beelaha-walaalaha-ah-ee-ku-dagaalamay-qoriley-iyo-cagaarane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12821","title":{"rendered":"Goaamo Laga soo Saaray Shirkii Midnimada iyo aayaha Gobolka Gardafuu iyo Guurtidii Shirkaas oo Baaq Culus U Diray Beelaha walaalaha ah ee ku Dagaalamay qoriley iyo cagaarane"},"content":{"rendered":"<p>Shir ay isugu yimaadeen waxgaradka cuqaasha iyo nabadoonada dalka<br \/>\ngudahiisa iyo dibadiisaba joogga ee Degmooyinka Caluula Bareeda iyo<br \/>\nMurcanyo oo uu gogol dhigay Beeldajaha Calbari Beeldaaje Ismaaciil<br \/>\nBeeldaaje Yaasiin oo markay Taariikhdu ahayd 29\/9\/2015 uga furmay<br \/>\nDegmada Caluula oo laga tashanaayay Ayaaha Gobolka Gardafuu iyo<br \/>\nMidaynta iyo Xalinta Khilaafaadka Yaryar ee beelaha Deegaanadaas ayaa<br \/>\nmaanta la soo gabagabeeyay, waxaana laga soo saaray go\u2019aamo ka kooban<br \/>\ndhowr qodob.<\/p>\n<p>Wadatashi qaatay waqti dheer ka dib waxay dhammaan Guurtidii ka soo<br \/>\nqayb gashay shirkan ay si buuxda isugu raaceen qodobada soo socda:<\/p>\n<p>1- Nabadgalyada Shacabka iyo midnimada Puntland waa Muqadas<br \/>\n2- Nabadgalyada Shacabka iyo Midnimada Gobolka Gardafuu waa Muqadas<br \/>\n3. waxaan mar labaad baaq u diraynaa beelaha walalaha ah ee ku<br \/>\ndagaalamay deegaanada qoriley iyo cagaarane inay dagaalka Shuruud<br \/>\nla&#8217;aan ku joojiyaan.<br \/>\n4. waxaan ugu baaqaynaa Dawlada Puntland inay xil gaar ah iska saarto<br \/>\nHay&#8217;adaha kala duwan iyo Gobolka<\/p>\n<p>5. Guurtidu waxay isku waafaqeen inay mamnuuc tahay :<br \/>\nb- jarida dhirta qoyan<br \/>\nt- xasuuqa ugaarta iyo shinnida<br \/>\nj-xaalufka Badda ( Kaluumaysiga sharci darada ah )<\/p>\n<p>6. Guurtidu waxay isku waafaqeen in Doonyahaya Shisheeye ee<br \/>\nkallumaysiga ee laysinka haysta inaanay soo dhaafi karin 15 mayl<br \/>\n7. dhamaan waxaa loogu baaqaayaa hay&#8217;adaha iyo wasaaradaha Gobolka u<br \/>\nqoran in ay ugu danbayn 30\/10\/2015 xafiisyadooda ku furtaan oo<br \/>\ngobolka ka howl bilaabaan , ciddii ka gaabisana arinkaas waxaan ka<br \/>\ngudbinaynaa dacwad ka dhan ah.<\/p>\n<p>8. waxaan u soo jeedinaynaa qurba-joogta kasoo jeeda Gobolka inay ka<br \/>\nsoo qayb qaataan Dhismaha, Horumarinta iyo kicinta Gobolka meel kasta<br \/>\nay Dunida ka joogaan.<\/p>\n<p>Nabadoonada ku saxiixan war murtiyeedka ka soo baxay shirka:<br \/>\n1. Nabadoon Maxmed Axmed Yuusuf<br \/>\n2. Nabadoon Aadan siciid maxamed (Xayle)<br \/>\n3. Nabadoon maxamuud cali maxamed<br \/>\n4. Nabadoon siciid maxamed C\/kariin<br \/>\n5. Nabadoon Nuur cismaan Togox<br \/>\n6. Nabadoon Axmed ismaaciil Barre ( Aw koombe)<br \/>\n7. Nabadoon maxamed yaasiin sagaar<br \/>\n8. Nabadoon saalim Maxamed Yuusuf<br \/>\n9. Nabadoon maxamud Jamac Xuseen (shibile)<br \/>\n10. Nabadoon siciid maxamed ifiye<br \/>\n11. Nabadoon saalax maxamed dacar<br \/>\n12. Nabadoon maxamuud maxamed yuusuf<br \/>\n13. Nabadoon yuusuf faarax Yuusuf<br \/>\n14. Nabadoon faarax xasan yuusuf<br \/>\n15. Nabadoon maxamed maxamuud cumar<br \/>\n16. Nabadoon C\/qaadir cabaas Cabdalle<br \/>\n17. Nabadoon Abshir Hiirad Siciid<br \/>\n18. Nabadoon Maxamed siciid maxamuud<br \/>\n19. Nabadoon Ducaale samatar Ducaale<br \/>\n20. Nabadoon Axmed maxamuud Cumar (Shanaawi)<br \/>\n21. Nabadoon Maxamed yuusuf Cali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay isugu yimaadeen waxgaradka cuqaasha iyo nabadoonada dalka gudahiisa iyo dibadiisaba joogga ee Degmooyinka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1574,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12823,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12821\/revisions\/12823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12822"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}