{"id":12824,"date":"2015-10-05T16:55:16","date_gmt":"2015-10-05T14:55:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12824"},"modified":"2015-10-05T16:55:16","modified_gmt":"2015-10-05T14:55:16","slug":"booqashadii-wasiirka-haweenka-iyo-horumarinta-qoyska-puntland-anisa-cqaadir-xaaji-muumin-ee-canada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12824","title":{"rendered":"Booqashadii Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Anisa C\/qaadir Xaaji Muumin ee Canada"},"content":{"rendered":"<p>Jaaliyadda Soomalida ee Canada, gaar ahaan reer Puntland ayaa gacmo<br \/>\nfuran kusoo dhaweeyey wasiirka arrimaha haweenka iyo horumarinta<br \/>\nqoyska ee Puntland marwo Anisa Abdulqaadir Haji Mumin oo dhawaan<br \/>\nbooqasho gaaban kusoo gaartey Canada iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Intii ay ku guda jirtey socdaalkeeda ayaa waxaa ay kulamo kala duwan<br \/>\nlayeelatey qurba joogta reer Puntland ee W.America.<\/p>\n<p>Magaalada Toronto ayaa lagu qabtey shir aad u weyn oo ay ka sooqeyb<br \/>\ngaleen qeybaha kala duwan ee bulsha-weynta reer Puntland iyagoo ku soo<br \/>\ndhaweeyey wasiirka Marwo Anisa;<br \/>\nBarnaamijka oo uu xiriirinayey wariyaha ruug caddaaga ah Mohamud<br \/>\nMohamed Muse (MMMuse) ayaa ahaa mid jawi aad u quruxbadan kudhacey.<br \/>\nWasiirka oo hadal aad loola dhacay kasoo jeedisey fagaaraaha ayaa aad<br \/>\nugu nuuxnuuxsatey horumarka ballaaran ee Puntland ay kutallaabsatey,<br \/>\nIyadoo faahfaahin dheer ka bixisey siyaasada iyo qorshaha wasaaradeedu<br \/>\nay dhigatey si guulo lataaban karo loo gaaro.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah xubnihii shirka kasoo qeybgaley ee qurba joogta puntland<br \/>\nahaa ayaa iskula sheekeeysanayey in ay haboonaan lahayd in Anisa Haji<br \/>\nMumin loogu daro wasaaradda warfaafinta Xilka ay hadda hayso, sababta<br \/>\nayeey ku sheegeen ineey aad ula dheceen sida quruxda badan oo ay uga<br \/>\nwarrantey xaaladda guud ee Puntland, waxeeyna raaciyeen ineey arkeen<br \/>\nmarkii ugu horreeysey wasiir hadal cad oo xikmadeeysan ku hadlaya kana<br \/>\nyimid dhulkoodii Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SiTxjevQIPM\" width=\"500\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nSikastaba arrintu ha ahaatee, Jaaliyaddu waxeey ka codsatey in wasiir<br \/>\nAnisa Abdulqaadir haji Muumin ay dib ugu soo noqto Canada.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale , waxaa ay wasiir Anisa abdulqadir haji mumin booqasho ku<br \/>\ntagtey Ottawa oo ah caasimadda Canada iydoo kula kulaney masuuliyiin<br \/>\nsare oo katirsan dowladda Canada, warbixin dheer oo ay kasiisey<br \/>\nxaaladda haweenka iyo carruuta ee Puntland ayaa kaga ilmeeysiisey<br \/>\nmadaxdii ay kula kulantey Xarunta looga taliyo Canada ee Parliament<br \/>\nHill ama (Buurta Dowladda).<\/p>\n<p>Mohamed Dahir<br \/>\nToronto &#8211; Canada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaaliyadda Soomalida ee Canada, gaar ahaan reer Puntland ayaa gacmo furan kusoo dhaweeyey wasiirka arrimaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1553,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12826,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12824\/revisions\/12826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12825"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}