{"id":12837,"date":"2015-10-05T19:37:40","date_gmt":"2015-10-05T17:37:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12837"},"modified":"2015-10-05T20:42:33","modified_gmt":"2015-10-05T18:42:33","slug":"faahfaahin-shir-waynihii-beesha-reer-khalaf-ee-qaarada-yurub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12837","title":{"rendered":"Faahfaahin Shir Waynihii Beesha Reer Khalaf ee Qaarada Yurub"},"content":{"rendered":"<p>5 Oktoober 2015 (Gothenborg) Shirwaynaha Beesha Reer Khalaf waxa uu u furnay si hor dhac ah 2dii oktoober 2015, waxaana laga dooday la islana meel dhigay Ajendiha Shirwaynaha.<\/p>\n<p>Waxaana la isla qaatay inuu Ajendaha Shirka noqdo<\/p>\n<ol>\n<li>Midnimada Beesha<\/li>\n<li>Mashaariicda socota sidii loo Xoojin lahaa<\/li>\n<li>Horumarinta Degaanada ay Beeshu Degto meel kasta\u00a0oo ay\u00a0tahay<\/li>\n<li>Kor u qaadida Xiriirka iyo washaqaynta Jaaliyadaha Beesha ee Aduunka dacaladiisa<\/li>\n<li>Horumarinta iyo Taageerida Dhalinyarada Beesha<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxaa ka qayb galay Shirwaynaha Wakiilo ka kala socday Jaaliyadaha Qaarada Yurub waxayna kala yihiin:<\/p>\n<ol>\n<li>Jaamac Cabdulahi Shire Ciise\u00a0<strong>UK<\/strong><\/li>\n<li>Faysal Maxamuud Ciise Xaabsay\u00a0<strong>UK<\/strong><\/li>\n<li>Yuusuf Dhamuuke Shiikh Cismaan\u00a0<strong>UK<\/strong><\/li>\n<li>Daahir Cali Cigaal Falaago\u00a0<strong>Denmarka<\/strong><\/li>\n<li>Khatar Jaamar Faarah\u00a0<strong>Denmark<\/strong><\/li>\n<li>Shiikh Cumar Tahliil Xuseen\u00a0<strong>Norway<\/strong><\/li>\n<li>Maxamuud Axmed Gurey Cali-Barre\u00a0\u00a0<strong>Norway<\/strong><\/li>\n<li>Cabdulqaadir Cabdulahi Faarax Xaange\u00a0<strong>Holanad<\/strong><\/li>\n<li>Maxamed Cabdiwaaxid Cali xaashi Owliyo\u00a0<strong>Genmany\u00a0<\/strong>(Telefon)<\/li>\n<\/ol>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-12844\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71.jpg\" alt=\"7\" width=\"374\" height=\"279\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 374px) 100vw, 374px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sabtidii\u00a0oo ay taariikhdu\u00a0ahayd 3da Oktoober\u00a0ayaa waxa\u00a0uu Shirwaynuhu u Furmay si rasmi ah.<br \/>\nUgu horayn\u00a0Cabdiqafaar Shire Cabdile Ereg\u00a0\u00a0oo ahaa xiriiriyaha Shirka ayaa kusoo dhaweeyey makarafoonka Shiikh Cumar Tahliil Xuseen si uu u Aayadaha Qu&#8217;aanka Kariimka ah u akhriyo, dadkana u baraarujiyo,\u00a0loona xasuusiyo Cabsida Alle.<\/p>\n<p>Kadib waxa lagu kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Jaaliyada Sweden Cabdisitaar Xasan Jaamac Nuur oo soo jeediyey Warbixin dheer oo ku saabsan Jaaliyada Sweden iyo waxqabadkeeda.<\/p>\n<p>Intaas kadib Gudoomiye Cabdisitaar wuxuu ka codsaday Cabdulaahi Kilinbe\u00a0inuu dadka usoo jeediyo Warbixin ku saabsan Mashruuca Horumarinta Bursaalax<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3>Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise<\/h3>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/74e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12171\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/74e.jpg\" alt=\"74e\" width=\"516\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/74e.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/74e-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/74e-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/74e-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/74e-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 516px) 100vw, 516px\" \/><\/a><br \/>\nIntaas kadib waxaa khadka teleefoonka uga soo qayb galay Shirwaynaha Qaraada Yurub ee Beesha Reer Khalaf Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise isagoo ugu horayn u mahadnaqay ka soo qayb galayaasha Shirwaynaha iyo dadkii ka soo shaqeeyey, wuxuuna kadib xog kooban ka siiyey xaalada wadankii.<\/p>\n<p>Amiirku wuxuu ka soo qayb galayaasha shirwaynaha ku baraarujiyey Alle ka cabsi, midnimo iyo waxqabad, isagoo ka cosaday inay dadaalkoda laba jibaaran.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3><strong>Warbixinada Jaaliyahada Yurub<\/strong><\/h3>\n<p>Markaas kadib ayaa waxaa la guda galay warbixino iyo xog isa siin ah wixii u qabsoomay Jaalidaha, carqabaha jira, \u00a0xalintooda iyo waxa la Hiigsanayo mustaqbalka.<\/p>\n<p>Waxaana ugu horayn lagu soo dhaweeyey Jaaliyada <strong>UK<\/strong> oo uu u hadlay Jaamac Cabdulahi Shire Ciise (<strong>Jaamac Dheere<\/strong>), isagoo jeediyey warbixin dheer oo ku saabsan Jaalida UK iyo waxqabadkeeda, wuxuu kaloo ku dheeraaday:<\/p>\n<ul>\n<li>Midnimada beesha<\/li>\n<li>Baahiyaha jira iminka<\/li>\n<li>Isla Xisaabtan<\/li>\n<\/ul>\n<p>Waxaa kaloo Jaaliyada UK ku hadlay magaceeda <strong>Faysal<\/strong> Maxamuud Ciise Xaabsan oo ku dheeraaday sidii loo badbaadin lahaa Da&#8217;yarta Beesha maadaama ay jiraan Khatar ah Tahriibka.<\/p>\n<p>Intaas kadib waxaa lagu soo dhaweeyey Jaaliyada <strong>Norway<\/strong> oo uu u hadlay Maxamuud Axmed Guray Cali-Barre <strong>Xidig<\/strong> isagoo soo jeediyey warbixin guud oo ku saabsan jaaliyada Norway iyo waxqabadkooda, wuxuu kaloo ku dheeraaday midnimada Beesha iyio sidii waxqabadka loo sii kordhin lahaa.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ku hadlay magaca Jaaliyada Norway <strong>Shiikh Cumar<\/strong> Tahliil Xuseen isagoo wacdiyey kasoo qayb galayaasha shirka kuna adkeeyey inay Xariga Alle haystaan.<br \/>\nKadib waxaa lagu soo dhaweeyey <strong>Daahir<\/strong> Cali Cigaal (<strong>Falaago<\/strong>) oo ku hadlayey magaca Jaaliyada <strong>Denmark<\/strong> isagoo soo jeediyey warbixin guud oo ku saabsan Jaaliyada Denmark iyo waxqabadkeeda, wuxuuna kaloo ka hadlay sidii loo kordhin lahaa Caawin Bulshadeena.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo magaca Jaaliyada Denmark ku hadlay <strong>Khadar<\/strong> Jaamac Nuur Faarax Barre oo isna dhankiisa adkeeyey midnimada Beesha, Waxqabad iyo Alle ka cabsi<br \/>\nWaxaa iyana hadalka qaadatay Jaaliyada Holand oo uu ku hadlayey magaceeda <strong>Cabdiqaadir<\/strong> Cabdulaahi Faarax Xaange isagoo jeediyey warbix dheer oo ku saabasan Jaaliyada Holand\u00a0iyo waxqabadkeeda isagoo ku dheeraaday sidii loo laba laabilahaa shaqada la hayo iyo waxqabadkaba.<\/p>\n<p>Kadib waxaa lagu soo dhaweeyey Bashiir Abshir Gaas oo ku hadlay magaca Jaaliyada Sweden wuxuuna ku dheeraaday midnimada Beesha iyo in ahmiyada koowaad la siiyo Dhalinyarada Beesha si ay u helaan Mustaqbal ka fiican maanta.<br \/>\nWaxaa intaas kadib lagu soo dhaweeyey <strong>Istaahil<\/strong> Maxamed Jaamac\u00a0 oo iyana ku hadashay magaca Jaaliyada Sweden waxayna ka hadashay Midnimada Beesha iyo in la labo laabo dadaalka socda.<br \/>\nGabdhaha ka hadlay Shirwaynaha ayaa waxaa ka mid ahaa:<\/p>\n<ol>\n<li>Faadumo Cali Cigaal (Falaago)<\/li>\n<li>Maryan Caynshe<\/li>\n<li>Asiili Cabdirisaaq Xuseen<\/li>\n<li>Cureeji Shiikh Cismaan Cigaal<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxayna dhamaantood ku nuuxnuuxsadeen lagama maarmaanimada midnimada Beesha iyo sidii loo xoojin lahaa dadaalada socda.<\/p>\n<h3><strong>Guddi Farsamo<\/strong><\/h3>\n<p>Intaas kadin waxaa Shirwaynuhu gudo galay xuliyada Guddi Farsamo oo soo kooba ujeedooyinkii Shirwaynaha guud ee Jaaliyadaha Yurub kuwaas oo kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Jamaaca Cabdulaahi Shire Ciise<\/li>\n<li>Daahir cali Cigaal (Falaago)<\/li>\n<li>Faysal Maxamuud Ciise<\/li>\n<li>Cabdulqaadir Cabdulaahi Xaange<\/li>\n<li>Mahdi Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>Maxamuud Axmed Gurey Cali-Barre<\/li>\n<li>Cabdulqafaar Shire Cabdile Ereg<\/li>\n<li>Cabdisitaar Xasan Jaamac<\/li>\n<li>Cabdulaahi Cabdi Cali Madoobe (Sandiko)<\/li>\n<li>Khadar Jaamac Faarax<\/li>\n<li>Bashiir Abshir Gaas<\/li>\n<li>Cabdirisaaq Warsame Garwayne<\/li>\n<li>Yuusuf Dhamuuke Shiikh Cismaan<\/li>\n<li><span style=\"line-height: 1.5;\">Shiikh Cumar Tahliil Xuseen<\/span><\/li>\n<\/ol>\n<p>Ugu dambayntii waxaa lagu soo dhaweeyey si uu kalmadiisa uga dhaho una soo xiro Shirka Cabirisaaq <strong>Garwayne<\/strong> wuxuuna ugu horayn u mahadnaqay dadkii ka soo qayb galay Shirwaynaha iyo gabdhihii shaqada aadka u quruxda badan qabtay culayska wayna uu fuulay. Cabirisaaq Garwayne ayaa wuxuu kale oo uu u mahadnaqay Aasaasayaashii Mashuuca Horumarinta Bursaalax oo uu laftigiisu ka mid ahaa isagoo Allah uga baryey inuu Naxariistiisa siiyo intii dhimatay oo ay ka mid ahaayeen;<\/p>\n<ol>\n<li>Cabdulaahi Soofe Gaani<\/li>\n<li>Cabdi Cali Faarax (Wiile)<\/li>\n<li>Cabdikaiim Ciise Yuusuf (Baqaaq)<\/li>\n<li>Cabdidaahir Warsame (Indhocaad)<\/li>\n<\/ol>\n<p>Wuxuu kaloo u mahadceliyey inta\u00a0ka qaybqaadatay Mashruuca Horumarinta Bursaalax. Ugu dambayna Cabirisaaq Garwayne ayaa kula dardaarmay kasoo qayb galayaasha Shirwaynaha Cabsida Alle, isku xirnaan iyo wadajir. Cabirisaaq Garwayne\u00a0ayaa soo xiray Shirka.<\/p>\n<p>Daawo sawirada<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12839\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/2.png\" alt=\"2\" width=\"583\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/2.png 838w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/2-300x192.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/2-292x186.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/2-638x407.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 583px) 100vw, 583px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12840\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32.jpg\" alt=\"3\" width=\"588\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/32-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 588px) 100vw, 588px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12841\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41.jpg\" alt=\"4\" width=\"593\" height=\"443\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/41-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12842\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51.jpg\" alt=\"5\" width=\"591\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/51-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12843\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61.jpg\" alt=\"6\" width=\"592\" height=\"442\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/61-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 592px) 100vw, 592px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12844\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71.jpg\" alt=\"7\" width=\"587\" height=\"438\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/71-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12845\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81.jpg\" alt=\"8\" width=\"593\" height=\"443\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/81-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12846\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91.jpg\" alt=\"9\" width=\"598\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/91-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 598px) 100vw, 598px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12847\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10.jpg\" alt=\"10\" width=\"591\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12849\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121.jpg\" alt=\"12\" width=\"588\" height=\"439\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/121-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 588px) 100vw, 588px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sawiro dheerad ah kala soco warbaahinta Puntlandes<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 Oktoober 2015 (Gothenborg) Shirwaynaha Beesha Reer Khalaf waxa uu u furnay si hor dhac&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3822,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12837"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12856,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12837\/revisions\/12856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12831"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}