{"id":12854,"date":"2015-10-05T20:41:04","date_gmt":"2015-10-05T18:41:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12854"},"modified":"2022-01-20T21:59:24","modified_gmt":"2022-01-20T20:59:24","slug":"baaq-iyo-goaano-kasoo-baxay-shirwaynihii-beesha-reer-khalaf-ee-qaarada-yurub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12854","title":{"rendered":"Baaq iyo go&#8217;aano kasoo baxay Shirwaynihii Beesha Reer Khalaf ee Qaarada Yurub"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-12847 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10.jpg\" alt=\"10\" width=\"541\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10.jpg 2592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/10-638x477.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 541px) 100vw, 541px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Bismilaah<\/strong><\/p>\n<p>Ka dib shirwayne socday 3 bari (2-4tii oktoober2015), oo ay isugu yimaadeen Jaaliyadaha Yurub ee Beesha Reer Khalaf ayaa waxay go&#8217;aan ku gaareen qodobadan soo socda:<\/p>\n<p><strong>1-Midnimada Beesha<\/strong><br \/>\nJaaliyadahu waxay isku raaceen in midnimada Beesha\u00a0ee\u00a0xagga isku xirnaanta iyo ka shaqaynta arimaha Hormuranita bulshada uu meel fiican marayo degaankasta iyo meel kasta oo Beeshu dagto, wixii dhimana insha allah la sii wadi doono hagaajinteeda.<\/p>\n<p><strong>2-Mashaariicda socota<\/strong><br \/>\nJaaliyaduhu waxay isku raaceen in la xoojiyo mashariicdii socotay oo uu ugu wayn yahay <strong>mashruuca barakaysan ee Bursaalax<\/strong>. Baahiyaha jirana la daboolo, iyadoo lala kaashanayo arinkaas guud ahaan Jaaliyadaha beesha ee caalamka daafihiisa\u00a0kala jooga.<\/p>\n<p><strong>3-Horumarinta Degaanada ay Beeshu Degto<\/strong><br \/>\nWaxaa laysku raacay in hadii ilaahay idmo\u00a0la sii horumariyo si gaar ah:<br \/>\na- in Mashruuca Barakaysan ee Bursaalax <strong>lagu daro Iskool farsamo gacanta<\/strong>.<br \/>\nb- in gudi loo saaray soo baara baahiyaha dhulka beeshu dagto gaar ahaan Kililka Shanaad ee Itoobiya iyadoo lala kaashanayo baaritaanka jaaliyadaha dibada iyo gudaha iyo maadaama ay baahi badan ka jirto in Ceel Riig biyood ah laga qodo deegaanka Nagaardaale ee gobolka Doollo.<\/p>\n<p><strong>4-Kor u qaadida Xiriirka Jaaliyadaha Beesha ee Aduunka dacaladiisa<\/strong><br \/>\nWaxaa laysku raacay in dhamaan Jaaliyadaha Beesha ee aduunka dacaladiisa kala jooga in ay siyaadiyaan wada shaqaynta, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ee Bulashada loo hayo.<br \/>\nSanadakaana waxaa loo doortay in ay noqoto xarunta laga maamulo jaaliyadaha wadanka Sweden.<br \/>\nXiriirka\u00a0 Jaaliyadaha iyo Mashaariicda ka socota wadankii waxaa\u00a0loo doortay<br \/>\n<strong>Jaamac C\/Laahi Shire<\/strong>.<\/p>\n<p><strong>5-Horumarinta iyo Taageerida Dhalinyarada Beesha<\/strong><br \/>\nWaxaa laysku raacay in la sameeyo\u00a0urur mideeya dhalinyarada beesha meelkasta oo aduunka joogaan. Ururkaas oo ka shaqeeya:<br \/>\na-\u00a0ka wacyi galinta dhalinyarada khataraha\u00a0uu ka mid yahay tahriibka IWM<br \/>\nb-\u00a0ka shaqaynta\u00a0kor uqaadida tacliinta qaybaheeda kala duwan.<br \/>\nc- In dhalinyarada waxbaratay\u00a0ay helaan talooyin ka caawiya\u00a0\u00a0xaga shaqadoonka,<br \/>\nd-\u00a0\u00a0khaastan la dagaalanka Aqoon la\u2019aanta iyo Tahriibka,\u00a0sidoo kale in laga shaqeeyaan horumarinta dhalinyarada xaga tacliinta iyo shaqo abuurka.<br \/>\ne- waxaa laysku raacay in uu Higsigeena ama Himaladeena mustaqbalka ay noqoto in aan dhalin yarada lagu halayn waalidkii dhalay oo kaliya.<\/p>\n<p><strong>6-\u00a0 Barnaamijka Horumarinta Goblka Mudug<\/strong><br \/>\nWaxaa laysku raacay in laga qayb qaato barnaamijka horumarinta gobalka Mudug\u00a0oo dawlada Puntland ee uu hormuudka u yahay Madaxwayne C\/wali Maxamed Cali Gaas\u00a0ay ka shaqaynayso, khaastan in laga qayb qaato sanduuqa Horumarinta Gobalka Mudug.<\/p>\n<h2>Baaq nabadeed<\/h2>\n<p>Beeshu waxay baaq nabadeed u diraysaa colaada ka socota hawdka<br \/>\nee u dhaxaysa beelaha walaalaha ah\u00a0ee biyaha iyo daaqaba wadaaga.<br \/>\nWaxaan\u00a0 ku boorinaynaa Isimada, Waxgaradka,\u00a0 Culumaa\u2019udiinka\u00a0 iyo dadka<br \/>\nmaslaxda ka shaqeeya in ay u istaagaan joojinta colaadaas.<br \/>\nBeeshu waxay isku raacday in ay ka shaqayso xal u raadinta colaadaas.<br \/>\nwaxaan ku baaqaynaa in colaadaas la joojiyo Isla markaasna ay Beeshu nabad kula noolaanto dhamaan beelaha ay dariska yihiin.<\/p>\n<p><strong>Dhamaad<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bismilaah Ka dib shirwayne socday 3 bari (2-4tii oktoober2015), oo ay isugu yimaadeen Jaaliyadaha Yurub&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12840,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2098,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12854"}],"version-history":[{"count":7,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86600,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12854\/revisions\/86600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12840"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}