{"id":12913,"date":"2015-10-08T19:34:26","date_gmt":"2015-10-08T17:34:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12913"},"modified":"2015-10-08T21:10:11","modified_gmt":"2015-10-08T19:10:11","slug":"akhriso-dfs-oo-magacaabatay-howl-wadeennada-madasha-golaha-wada-tashiga-qaran-pl-oo-ka-dhex-muuqata","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12913","title":{"rendered":"Akhriso: DFS oo magacawday Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran"},"content":{"rendered":"<p>8 Okt 2015 (Puntlandes)\u00a0Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa magacaabay Howl \u00a0Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran oo ay ka dhex muuqdaan maamulada Sharciga ah ee Puntland, Jubaland &amp; KGS iyo kan Galmudug oo aan buuxin sharuudii Dastuuriga ahayd.<br \/>\nGolahan ayaa ka kooban Shan Wasiir oo katirsan Xukuumada DFS iyo mid hal Wasiir oo iyana kasocda Maamul Goboleedyada sharciga iyo kaan sharciga ahayn , waxaa sidoo kale Golahan kamid ah Min hal Wakiil oo matalaya Xafiisyada Madaxweynaha ,Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo R\/Wasaaraha.<\/p>\n<p><strong>Akhriso Magacyada HowlWadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran<\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><br \/>\nCabdirahman Mohamed Xussein: Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka<br \/>\nCabdullahi Axmed Jama: Wasiirka Cadaaladda<br \/>\nXussein Mohamud Sh. Xussein: Wasiirka Dastuurka.<br \/>\nMohamed Abdi Hayir Minister of Information and Tourism, FGS<br \/>\nSahra Cali Samatar: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka.<br \/>\nCabdirahman Sheikh Axmed: Wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga: <strong>Puntland<\/strong><br \/>\nXussein Yusuf Idow: Wasiirka Madaxtooyada: Galmudug<br \/>\nMohamed Cabdullahi Mursal: Wasiirka Madaxtooyada Koofur Galbeed.<br \/>\nCabdi Cali Rage : Wasiir La Xulay, Jubbaland<br \/>\nMohamed Kenynan, Xafiiska Madaxweynaha<br \/>\nMohamed Omar Mohamud, Xafiiska Ra\u2019isul Baarlamaanka<br \/>\nHarbi Ali Kullane, Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Ra&#8217;izul Wasaaraha ayaa sidoo kale Magacaabay Sagaal Xubnood oo iyana noqonaya Guddi Farsamo kuwaa oo kala ah:<\/p>\n<p><strong>Cabdiqani Abdi Jama, Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha: Isku Duwaha<\/strong><br \/>\nZeinab Xassan, Xafiska Madaxeynaha<br \/>\nCabdukadir Yusuf Shil, Xafiiska Ra\u2019isul Baarlamaanka<br \/>\nAxmed Abdirahman Hassan, Jubbaland.<br \/>\nMohamed Hagi Nur (Madeer), Southwest.<br \/>\nCabdishakur Mire Ali, Galmudug, Xubin.<br \/>\nMohamud Mohamed Samater, <strong>Puntland<\/strong> .<br \/>\nLa Taliye Farsamo, Qaramada Midoobey .<br \/>\nLatalite Farsamo, Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Okt 2015 (Puntlandes)\u00a0Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa magacaabay Howl \u00a0Wadeennada Madasha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1457,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12913"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12920,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12913\/revisions\/12920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12195"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}