{"id":12915,"date":"2015-10-08T21:07:36","date_gmt":"2015-10-08T19:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12915"},"modified":"2015-10-08T21:07:36","modified_gmt":"2015-10-08T19:07:36","slug":"puntland-gaalkacyo-waxay-ka-qayb-galaysaa-tartanka-caasimada-soomaaliya-inay-noqoto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12915","title":{"rendered":"Puntland \u201dGaalkacyo waxay ka qayb galaysaa tartanka Caasimada Soomaaliya inay noqoto\u2019\u2019"},"content":{"rendered":"<p>8 Okt 2015 (Puntlandes)\u00a0Dawladda Puntland ayaa sheegtay in magaalada Gaalkacyo ay u diyaar garowday tartanka loogu jiro magaalada noqonaysa Caasimada ummadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka hawlaha guud iyo Gaadiidka Dawladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa yiri maruu ka hadlayey Mustaqbalka magaalada Gaalkacyo \u2018\u2019Waxaan u diyaarinaynaa\u00a0 Gaalkacyo inay hanato Caasimada Soomaaliya, waa magaalo Istaraatiiji ah tartankeeda waan galaynaa\u2019\u2019Ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu ka sheegay xilli uu ka hadlayay hormarka ka socda magaalada Gaalkacyo,xilli isbadal hormarineed laga dareemayo Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Wasiirku ayaa reer Gaalkacyood ku guubaabiyey inay tartanka noqoshada Caasimada Soomaaliya \u00a0u diyaargaroobaan.<\/p>\n<p><strong>Dhagayso Wasiirka hawlaha guud iyo Gaadiidka Dawladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi<\/strong><\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-12915-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Gaalkacyo.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Gaalkacyo.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Gaalkacyo.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Okt 2015 (Puntlandes)\u00a0Dawladda Puntland ayaa sheegtay in magaalada Gaalkacyo ay u diyaar garowday tartanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12915","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1557,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12917,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12915\/revisions\/12917"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}