{"id":13036,"date":"2015-10-14T13:17:18","date_gmt":"2015-10-14T11:17:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13036"},"modified":"2015-10-14T13:19:44","modified_gmt":"2015-10-14T11:19:44","slug":"dhagayso-taliyaha-booliiska-ee-qaybta-gobolka-bari-oo-hadalo-gef-ah-ku-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13036","title":{"rendered":"Dhagayso: Taliyaha Booliiska ee Qaybta Gobolka Bari oo hadalo gef ah ku hadlay"},"content":{"rendered":"<p>14 okt 2015 (Puntlandes)\u00a0 Taliyaha qaybta Gobolka Bari Col. Cabdixakiin Xuseen Yuusuf oo Saxaafada \u00a0la hadlay shalay ayaa sheegay inay tageen iskuulka Al Najax oo ay dhiganayeen Arday lagu soo eedeeyay amni xumo, wuxu una ku eedeeyey taliyuhu in maamulka Iskuulka ay diideen in dhalinyarada ay kaxaystaan Booliisku.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/104b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13038\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/104b.jpg\" alt=\"104b\" width=\"358\" height=\"239\" \/><\/a><\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in maamulkii Iskuulka iyo Ardaydii fowdada dhigtay \u00a0ay Ciidanka Boolisku xireen.\u00a0Taliyaha qaybta gobolka Bari ayaa waxa uu sheegay inay iskuulka Al-najax albaabada isugu laabeen. Yaa u siiyey AWOODAA Taliyaha? Soow in Sharci shaqeeyo maaha?<\/p>\n<p>Taliyaha qaybta \u00a0Gobolka Bari Col. Cabdixakiin uu \u00a0u GAFAY \u00a0xilka uu hayo iyo cidii magacawday isagaba, maxaa yeelay ruuxa mas\u2019uulka ah waa inuu ka fiirsadaa weeraha uu isticmaalayo.<\/p>\n<p>Ma qumanayn Qaynuuniyan iyo maamul ahaanba erayadii uu isticmaalayey Taliyuhu waxaana ka mid ahaa erayadii Taliyaha \u201daysan ahayn ummad XALAAL ku dhalatay, oo xalaal lagu koriyey\u201d<br \/>\nDhagayso hadaladii Taliye Cabdixakiin<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-13036-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Bosaso-Booliis.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Bosaso-Booliis.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Bosaso-Booliis.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 okt 2015 (Puntlandes)\u00a0 Taliyaha qaybta Gobolka Bari Col. Cabdixakiin Xuseen Yuusuf oo Saxaafada \u00a0la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13036","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1471,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13036"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13042,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13036\/revisions\/13042"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}