{"id":13043,"date":"2015-10-14T20:00:18","date_gmt":"2015-10-14T18:00:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13043"},"modified":"2015-10-14T20:12:27","modified_gmt":"2015-10-14T18:12:27","slug":"daawo-video-qardho-oo-laga-diiday-doorashadii-duqa-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13043","title":{"rendered":"Daawo Video: Qardho oo BAAQ lagu diidan yahay Doorashadii Duqa Bosaso kasoo baxay"},"content":{"rendered":"<p>14 okt 2015 (Puntlandes) \u00a0Maanta ayaa waxaa ka dhacay magaalada\u00a0Qardho Shir ay kasoo qayb galeen waxgaradka Shacabka Deegaankaas kaasoo lagu diiday, Sharci darana lagu tilmaamay Doorashadii Duqa Bosaso.<\/p>\n<p>Shirkaas ayaa lagu sheegay inay Tixraacayaan Sirkii ay\u00a013 Beelood oo iyagoo Qaadacay Doorashadii loogu Doortay Duqa Bosaso\u00a0Injineer Yaasiin Cumar Maxamuud<\/p>\n<p>Waxa Shirka kasoo baxay\u00a0baaqan hoos ku xusan:<\/p>\n<ol>\n<li>In nabadgalyada iyo Xasiloonida Puntland la ilaaliyo<\/li>\n<li>In lagu dhaqmo sharciga iyo dastuurka qofwalbana uu ku dhaqmo<\/li>\n<li>In doorashadii ka dhacday degmada Boosaaso ay tahay mid aan sharciga waafaqsanayn islamarkaana dadka deegaanka aysan aqoonsanayn<\/li>\n<li>Anagoo tixraacayna shirkii Jaraa\u2019id ee ay qabteen 13 beelood oo ah beelaha dega deegaanka Boosaaso iyo mid kamid ah musharixiintii u tartamaysay golaha deegaanka degmada Boosaaso 27\/9\/2015 waxaa baaq loo dirayaa maxkamada Sare ee Dowlada Puntland ee hada dacwadaa la taalo inay si sharciga waafaqsan arinkaa wax uga qabato.<\/li>\n<li>Waxaa baaq loo dirayaa dhibaatadii ka dhacday kuna dhexmartay beelaha walaalaha ee Deegaanada Magacley iyo<br \/>\nQoriley iyagoo marwalbana ku baaqay in nabada iyo xasiloonida la ilaaliyo islamarkaana la joojiyo shidada iyo fitnada miiska wadahadalkana ay isugu yimaadaan beelaha<\/li>\n<\/ol>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZIzD_K5i-EQ\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 okt 2015 (Puntlandes) \u00a0Maanta ayaa waxaa ka dhacay magaalada\u00a0Qardho Shir ay kasoo qayb galeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13043","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1296,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13043"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13048,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13043\/revisions\/13048"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}