{"id":13056,"date":"2015-10-15T13:09:18","date_gmt":"2015-10-15T11:09:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13056"},"modified":"2015-10-15T13:09:18","modified_gmt":"2015-10-15T11:09:18","slug":"puntland-oo-ku-dhawaaqday-inay-abaar-ka-jirto-pl-hayadda-samafalka-ugu-baaqday-inay-gar-gaar-lasoo-gaaran-dadka-dhibaataysan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13056","title":{"rendered":"Puntland oo ku dhawaaqday inay abaar  ka jirto PL, Hay\u2019adda Samafalka ugu baaqday inay gar gaar lasoo gaaran dadka dhibaataysan"},"content":{"rendered":"<p>15 Okt 2015 (Puntlandes) Wasaaradda Arimaha Guduha iyo Dowladda Hoose ayaa maanta ku dhawaaqday in deegaamada Puntland ay ka jiraan abaaro si ba\u2019an u saameeyey reer Guuraaga, iyadoo intaas kusii dartay inay bilowdeen biyo dhaamis.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/105.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13057\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/105.jpg\" alt=\"105\" width=\"472\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Agaasimaha Masuubooyinka dabiiciga ah ee wasaaradaas iyo Wasiir ku xigeen Wasaaradda Arimaha Guduha iyo Dowladda Hoose oo shir jaraaid ku qabtay xarunta wasaaradda ee Garowe ayaa warbaahinta u sheegay in deegaamada Puntland ay badankood ka jiraan abaaro.<\/p>\n<p>Cawil Maxamed Xirsi oo ah Agaasimaha gurmadka iyo musiibooyinka dabiiciga ah oo shirka jaraa\u2019id warbaainta u akhriyey ayaa sheegay markii ay warbixino ka heleen gudoomiyayaasha gobolada iyo kuwa degmoyin \u00a0wasaaradu shaacisay in deegaamada Puntland ka jiraan abaaro.<\/p>\n<p>Waxaa uuna sheegay in degmada Xaafuun ee gobolka Kar kaar \u00a0iyo Baar gaal oo Gardafuu ah inay ka jiraan biyo la\u2019aan\u2019 isagoo tilmaamay in degmada Xaafuun ay ka jirto xaalad xun oo biyo la\u2019aana.<\/p>\n<p>Howdka gobolka Nugaal<\/p>\n<p>Wasaaradda Arimaha guduha iyo dowladda hoose ee Puntland ayaa maanta sheegtay in deegaamadeeda ay ka jiraan abaaro oo degmooyinka iyo \u00a0Tuulooyinka qaarkood ay bilowdeen biyo dhaamis.<\/p>\n<p>Agaasimaha Masuubooyinka dabiiciga ah iyo wasiir ku xigeen wasaaradda oo shir jaraaid ku qabtay xarunta wasaaradda ee Garowe ayaa warbaahinta u sheegay in deegaamada Puntland ay badannkood ka jirto abaar.<\/p>\n<p>Cawai Maxamed Xirsi oo ah Agaasimaha gurmadka iyo musiibooyinka dabiiciga ah oo shirka jaraa\u2019id warbaainta u akhriyey ayaa sheegay markii ay warbixin ka heleen gudoomiyayaasha gobolada iyo kuwa degmoyin ay wasaaradu shaacisay in deegaamada Puntland ka jiraan abaar.<\/p>\n<p>waxaa uuna sheegay in degmada Xaafuun Kar kaar ah iyo baar gaal oo Gardafuu inay ka jiraan biyo la\u2019aan isagoo timaamay in degmada Xaafuun ay ka jirto xaalad xun oo biyo la\u2019aana.<\/p>\n<p>Howdka gobolka Nugaal\u2019 Dhamaan degmooyin gobolka Haylan\u2019 gobolka Bari oo dhan waxaa kajira abaar ay ugu horayso biyo la\u2019aan\u2019waxayna wasaaraddu ugu baaqday Ha\u2019yaddaha Samafalka iyo shacabka in la la gaaro dadkaas gar gaar deg deg ah.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arimaha gudaha Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob deero ayaas isna dhankiisa sheegay in gobolka Sanaag meelo badan oo kamid ah dadku ay ka \u00a0guureen\u2019 iyagoo aaday dhanka gobolka Cayn oo roob ka da ay\u2019waxa uuna tilmaamay in gobolka Kar kaar\u2019Gardafuu iyo degmooyinka Bari aysan wax ruuba ka da in isagoo sheegay in gobolka Nugaal Howdkiisa uusan roob ka da in.<\/p>\n<p>Xigasho: Puntlandpost<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Okt 2015 (Puntlandes) Wasaaradda Arimaha Guduha iyo Dowladda Hoose ayaa maanta ku dhawaaqday in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13056","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1414,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13056"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13058,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13056\/revisions\/13058"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}