{"id":13140,"date":"2015-10-17T21:07:46","date_gmt":"2015-10-17T19:07:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13140"},"modified":"2015-10-17T21:08:36","modified_gmt":"2015-10-17T19:08:36","slug":"shirka-xamar-ka-furmaya-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13140","title":{"rendered":"Shirka Xamar ka furmaya &#038; Puntland!!"},"content":{"rendered":"<p>17 Okt 2015 (Puntlandes) \u00a0Waxaa ka furmaya maalinka Isniinta magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir Shir ay kasoo qayb galayaan DFS, Dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya iyo SUUBISKOODA (Galmudug= maadaama aysan buuxin Sharuudaha Dastuuriga ah) iyo bulshada Rayidka ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-11627 alignleft\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/1.jpg\" alt=\"1\" width=\"277\" height=\"185\" \/><\/p>\n<p>Shirka Xamar ayaa lagu go\u2019aamin doona habka ay u dhacayso doorashada 2016-ka, waxaana arrintan go\u2019aan ka wada gaari doona xubno ka socda DFS, Dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya iyo SUUBISKOODA iyo bulshada rayid ah.<\/p>\n<p>Waxaa maalinta berri ah lagu wadaa inay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka duulaan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawladda Puntland, iyagoo ka qayb galaya shirka.<\/p>\n<p>Dawladda Puntland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali GAAS ayaa horay Shacabka reer Puntland ugu soo bandhigtay 9 Qodob oo ay ku sheegtay Mabaadiida Aasaasiga markii uu soo dhamaaday shirkii Xamar ee hore ww qabsoomay September 2015, hoos ka Akhri:<\/p>\n<ul>\n<li>Dastuurka KMG ee DFS waa kii lagu heshiiyey laguna kala saxiixday Nairobi June 22, 2012.<\/li>\n<li>Waa in dooarashadu ay dalka ka qabsoonto wakhtiga loogu talagalay ayadoo aan lagu darin waqti.<\/li>\n<li>Waa in Xulashada Baarlamanaka cusub lagu saleeyaa 18 kii gobol iyo degmooyinkii \u00a0jiray kahor burburkii Somaaliya 1991.<\/li>\n<li>Hannaanka xulashada Baarlamaanka cusub waxaa go\u2019aaminaya Dowlad goboleedyada iyo Maamulada ka jira degaankaas iyagoo la tashanaya bulshada qaybaheeda kala duwan .<\/li>\n<li>Waa in la dhiso Golaha Aqalka Sare (Upper House) laguna saleeyo 18 kii Gobol ee ka horeeyey 1991.<\/li>\n<li>Waa in go\u2019aan kama danbeys ah laga gaaro meesha, maqaamka iyo xuduudaha ay yeelaneyso caasumada soomaaliya.<\/li>\n<li>Waa in dib loo wada dhisaa dhammaan guddiyada heer Qaran sida Guddiga Doorashoyinka, Gudiga Xuduudahaha, Gudiga Garsoorka, Gudiga Dastuurka, IWM.<\/li>\n<li>Waa in la caddeeyaa maamul goboleedyada buuxiyey\u00a0 shuruudaha dastuurka iyo kuwa aan buuxin iyo maqaamka ay kala yeelanayaan kuwa KMG ah iyo kuwa ka baxay.<\/li>\n<li>Awood qaybsiga Dowlad goboleedyadu waa inuu\u00a0 ku salaysan yahay baaxadda deegaanka<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>Hadaba waxaa iswaydiin ah ma la xalin doonaa Qodobadatan siday dawladda GAAS u sheegtay mise waxay ahayd maaweelo sidii looga bartay?<\/strong><\/p>\n<p>Wax walba waxay kala cadaan doonaan markuu shirkaasi dhamaado iyo waxa kasoo baxa!!<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Okt 2015 (Puntlandes) \u00a0Waxaa ka furmaya maalinka Isniinta magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13140","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1515,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13140"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13143,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13140\/revisions\/13143"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}