{"id":1315,"date":"2014-08-07T19:24:37","date_gmt":"2014-08-07T17:24:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1315"},"modified":"2014-08-08T10:37:08","modified_gmt":"2014-08-08T08:37:08","slug":"dhagayso-xasan-culusoow-iyo-shikadaha-shidaalka-oo-uu-soo-dirayo-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1315","title":{"rendered":"Dhagayso: Xasan Culusoow iyo shirkadaha shidaalka uu u soo dirayo Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Puntland oo 16 sano jirsatay ahaydna ilaaliyaha midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo ilaaliyahay Faderaalka iyo dastuurka ayaa waxay noqotay mid hal mar la waayey oo waxaan jirin noqotay wixii ka dambeeyey markuu xunka yimid Cabdiwali Gaas madaxweynaha Puntland. Markaas oo ku begnayd 08-01-2014. Waxaa hada \u00a0dhulkeedii ka boobay oo ka xoog badan maamulka xaafada Baraxleey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>FG: nina ma diidana dowladnimo laakiin Villa Xamar dowladnimo ma taal. Waxayna ahayd in markii federaalka ay Xamar qaadato in wax la isku darsado. Intaasba intaan la gaarin hada Culusoow ayaa maamusha Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1234\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/470.jpg\" alt=\"470\" width=\"259\" height=\"194\" \/><\/p>\n<p>Hoos ka akhri inta qalad oo ay DFS ta Culusoow gashay intii uu Gaas talada Puntland hayey:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0 Dastuurkii la bedelay oo Gaas sidiisii ku aqbalay xataa isagoon wadahadal ka gelin<\/p>\n<p>2.\u00a0\u00a0 Maalgashigii ku socday Puntland oo uu Gaas \u00a0ku wareejiyey\u00a0Culusoow. Shirkadihii shiyeeya ee heshiiska la galay Puntland waxaa laga dhigay wax kama jiraan. Shirkad aan Xamar degin oon Culusoow heshiis la soo gelin\u00a0ma imaan karto Puntland<\/p>\n<p>3.\u00a0\u00a0 Waxaa si bareer ah maalin kasta loo jebinayaa dastuurkii ummadu ku heshiisay. Qodobkii ay u arkaan carqabadna way masaxayaan<\/p>\n<p>4.\u00a0\u00a0 Waxaa si bareer ah loo bililiqaystay Gobolkii Mudug, oo uu yiri Culusoow waxaan ku darsaday Dhuusamareeb<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/363.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-909\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/363-300x200.jpg\" alt=\"363\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p>Oo haddii Puntland oo difaacaha dastuurka ahayd uu meeshaa Gaas dhgay waxaan jirin ka dhigay \u00a0soow in uu Culusoow ka faaiidaysto maaha. Rag rag dhalay dheh<\/p>\n<p>s<\/p>\n<p>Hoos ka dhagayso Culusoow<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-1315-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Culusoow-iyo-USA.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Culusoow-iyo-USA.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Culusoow-iyo-USA.wav<\/a><\/audio>\n<p>Xafiiska wararka<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland oo 16 sano jirsatay ahaydna ilaaliyaha midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo ilaaliyahay Faderaalka iyo dastuurka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1315","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1801,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1315"}],"version-history":[{"count":10,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1343,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1315\/revisions\/1343"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}