{"id":13184,"date":"2015-10-18T22:28:31","date_gmt":"2015-10-18T20:28:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13184"},"modified":"2015-10-18T22:31:44","modified_gmt":"2015-10-18T20:31:44","slug":"sawiro-jaaliyadda-puntland-ee-uk-oo-gudoomiye-doortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13184","title":{"rendered":"Sawiro: Jaaliyadda Puntland ee UK oo Gudoomiye doortay"},"content":{"rendered":"<p>18 Okt 2015 (Puntlandes) \u00a0Waxaa xalay ka dhacday Waqooyiga magaalada London ee dalka UK Xaflad balaaran oo lagu dooranayey Gudoomiya Jaaliyadda Puntland ee dalka UK, isla markaasna lagu Turxaan bixinayey madmadow yaryar oo jiray maalmihii u dambeeyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113ba.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-13190 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113ba.png\" alt=\"113ba\" width=\"540\" height=\"719\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sawirlka kore:\u00a0Bidix Gudoomiye Cabdiraxmaan Xaaji Cabdulle &amp;amp; midig Aqoonyahan Bashiir<\/p>\n<p>Waxaa Gudoomiye dib loogu doortay Cabdiraxmaan Xaaji Cabdulle \u00a0oo Gudoomiye loo Doortay Bishii May 2015, Shaqadaas loo igmadayna si habsamiya oo loo riyaaqay uyuu u gutay mudadii uu Xilka hayey.<\/p>\n<p>Waxyaalaha Gudoomiye Cabdiraxmaan Xaaji Cabdulle lagu amaanayna waxaa ka mid ahaa sidii uu Lacagaha badan ee Deeqda ah u Gaarsiyey Qaxootigii Yemen Ee Puntland usoo Barakacay.<\/p>\n<p>Odoyaal, waxgarad iyo aqoonyahanadii ka hadlay waxay ugu baaqeen Jaaliyada Puntland ee UK inay Gudoomiyaha si fiican ula shaqeeyaan kana Soo Qayb galaan Shirka uu dhawaan kusoo Bandhigi doono Qorshaha Shaqo ee u Dagan Gudoomiyaha.<\/p>\n<p>Waxaa isla Xalay la isku raacay in la qabto Todobaadka soo socda Xaflad balaaran oo Gudoomiyaha iyo Aqoonyahanku kusoo bandhigi doonaan qorshohooda ay ku hagi doonaan jaaliyadda Puntland ee UK, waxaana lagu casuumay Xafladaas inay kasoo qayb galaan Qaar ka mida TV yada Soomaalida.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii waxaa loogu hambalyeeyey Cabdiraxmaan Xaaji Cabdulle \u00a0Xilka Culus ee loo Doortay iyadoo loo balan qaaday in lala shaqayn doono.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113ba.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13190\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113ba.png\" alt=\"113ba\" width=\"540\" height=\"719\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113bb.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13191\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113bb.png\" alt=\"113bb\" width=\"539\" height=\"687\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113bc.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13192\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113bc.png\" alt=\"113bc\" width=\"532\" height=\"643\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13186\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113c.jpg\" alt=\"113c\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-13187\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/113d.jpg\" alt=\"113d\" width=\"611\" height=\"344\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Okt 2015 (Puntlandes) \u00a0Waxaa xalay ka dhacday Waqooyiga magaalada London ee dalka UK Xaflad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13184","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1717,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13184"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13197,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13184\/revisions\/13197"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}