{"id":13284,"date":"2015-10-21T18:52:44","date_gmt":"2015-10-21T16:52:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13284"},"modified":"2015-10-21T18:52:44","modified_gmt":"2015-10-21T16:52:44","slug":"dhagayso-dfs-oo-shirkii-xamar-miiska-soo-saartay-in-waqtiga-loo-kordhiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13284","title":{"rendered":"Dhagayso: DFS oo Shirkii Xamar miiska soo saartay in waqtiga loo kordhiyo"},"content":{"rendered":"<p>21 Okt 2015 (Puntlandes) Shirkii shalay magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir lagu soo gebagebeeyey ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed.<\/p>\n<p>Waxaa wakhti dheer qaatay maadaama dood dheer laga yeeshay waxay ahayd wakhti kordhin ay doonayeen xubnaha dawladda ugu sareeya gaar ahaana Gudoonka Baarlamanka &amp; xildhibanadii weheliyay ee shirka ka qayb galay.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/119.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13285\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/119.jpg\" alt=\"119\" width=\"446\" height=\"251\" \/><\/a><br \/>\nQorsha uu Gudoomiyaha Baarlamanaka DFS keenay shirka ayaa waxaa dabada ka riixayay Madaxwaynaha DFS Xasan Shiikh oo aad u doonaya in waqtiga loo kordhiyo.<\/p>\n<p>Wareysi arrintaasi ku saabsan, ayaa VOA waxa uu la yeeatay Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa hay\u2019adda CRD, kana mid ahaa xubnihii ururada bulshada rayidka ee ka qeyb galay shirka, waxaana uu ka diyaariyey warbixintan.<\/p>\n<p>Dhagayso waraysiga<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-13284-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/35cae939-ab11-4219-a526-3cf73fbe3473.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/35cae939-ab11-4219-a526-3cf73fbe3473.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/35cae939-ab11-4219-a526-3cf73fbe3473.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Okt 2015 (Puntlandes) Shirkii shalay magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir lagu soo gebagebeeyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13284","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1333,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13287,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13284\/revisions\/13287"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}