{"id":13295,"date":"2015-10-21T21:49:34","date_gmt":"2015-10-21T19:49:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13295"},"modified":"2015-10-21T21:49:34","modified_gmt":"2015-10-21T19:49:34","slug":"wax-ka-ogow-awooda-uu-ku-leeyahay-madaxtooyada-gaas-abwaan-cabdirashiid-yuusuf-jibriil-2","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13295","title":{"rendered":"Wax ka ogow Awooda uu ku leeyahay Madaxtooyada GAAS Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil?"},"content":{"rendered":"<p>21 Okt 2015 (Puntlandes)\u00a0Warbaahinta Puntlandes ayaa go&#8217;aansatay in din Akhristayaasheeda dib ugu soo daabacdo Qoraalkii ay Warbaahinta PES ka qortay\u00a0Abwaan Cabdirashiid Yuusuf oo aan sharci ahayn ku afduubay Warka kasoo baxaya iyo kan galaya Madaxtooyada Puntland kadib markii ay Akhristayaasha sidaas codsadeem.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhri Qoraalka<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland markuu xilka ku Guulaystay 08 2014 waxa uu xilal badan u magacaabay Kooxdiisii \u201dIsbedeldoonka\u201d oo ay u badnaayeen Dhalinyaro Qurbaha Shaqo la\u2019aan ku ahaa oo uu GAAS u abuuray shaqo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70aa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-12105\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70aa.jpg\" alt=\"70aa\" width=\"557\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70aa.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70aa-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70aa-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70aa-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70aa-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 557px) 100vw, 557px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhalinyaradaas waxaa xagga GAAS loogu kala qiimo badnaa sida loo kala \u201dGUULWADAYSNAA\u201d, waxaana nin aad u muuqday xagga GAAS ahaa Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil\u00a0oo Tiriyey miraha iskuna dubariday oo sameeyey HEES aad usoo jiidatay GAAS oo la magac baxday \u201dTaageer Cabdiweli GAAS\u201d, taasoo uu Abwaanku sameeyey bilowgii hore ee Ololaha doorashada madaxtinimada Puntland, hoos ka daawo Heestii GAAS soo jiidatay oo uu Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil\u00a0ku helay KALSOONIDA madaxweyne GAAS.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XlRe0G2TrVs\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nIntaas kuma ekaane Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil\u00a0waxa uu sameeyey heeso kale oo uu ku amaanayo Prof Dr GAAS.Intaas ka dib GAAS waxa uu u magacaabay <strong>Agaasimaha xafiiska warfaafinta iyo Hidaha iyo dhaqanka madaxtooyada dowladda Puntland<\/strong> horey uma uusan jirin Xafiiskani wuxuu ka mid yahay xafiisyo Cusub oo uu GAAS sameeyey si uu Shaqo ugu abuuro Dhalinyaro Qurbaha shaqo la\u2019aan ku ahaa maadaama aysan kartideed iyo aqoonteed midna lahayn.<\/p>\n<p>Hoos ka doowo Hees iyana GAAS uu la dhacay lana magac baxday<span id=\"eow-title\" class=\"watch-title \" dir=\"ltr\" title=\"Hees Hobeeya Puntland waataa hagaagtee\">\u00a0<strong>\u201dHobeeya Puntland waataa hagaagtee\u201d<\/strong> (GAAS ayaa intuu JIDBOODAY boodbooday!!!!<\/span><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7GDkNvG7m6s\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<h3>Awooda Abwaan Cabdirashiid ee Madaxtooyada GAAS<\/h3>\n<p>Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil\u00a0waxa uu ku leeyahay awood aad baaxad wayn, oo waxa kaliya ee uu ku helayna aysan ahayn SHARCI ee ay tahay GUULWADAYN (Heesaha Amaanta GAAS). Wuxuu u raacaa Safar kasta oo uu madaxweyne GAAS ku baxayo, waxaa gacantiisa oo kaliya ku jirta oo uu \u00a0maamulaa war kasta oo kasoo baxaya Madaxtooyada, xataa sawir uusan isagu \u00a0ogayn kama qaadan karto Saxaafadu.<\/p>\n<p>Saxaafadu waxay ka noqotay Madaxtooyada Puntland dibadjoog waxa Saxaafada soo gaaraana waa wax Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil\u00a0kaliya kasoo baxay.<\/p>\n<h3>Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo qariyey doorkii PLTV<\/h3>\n<p>Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Filim uusan ka duubin Madaxtooyada oo uusan u ogolaan TV ga dawlada Puntland xataa ma heli karo!!CAJIIM. Isagoo si Shaqsi ah meelo uu u leeyahay ugu daabaca Videowyaasha Madaxtooyada kasoo baxa. Akhriste ogow hada Website ay Madaxtooyadu leedahay iyo mid ay dawlada Puntland leedahay midna kuma uu soo daabaco ee waxa uu ku daabacaa <strong>mid uu isagu si shaqsi ah u leeyaha<\/strong>y!!!!!<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12104\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70a.png\" alt=\"70a\" width=\"585\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70a.png 853w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70a-300x220.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70a-292x214.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70a-638x467.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 585px) 100vw, 585px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxa wax lala yaabo ah in uu leeyahay Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil koonto Youtube ah oo isagu si shaqsi ah uu u leeyahay, \u00a0eeg sawirada. Waxaa uu soo dhigaa Videowyo aan PLTV soo daynin. Sidee ayey ku dhacday lacagtii CANSHUURTA ummadda reer Puntland inuu GAAS ogolaado in Shaqsi uu isagu soo saaro yiraahdana <strong>Websitekayga<\/strong> iyo <strong>Youtube kayga<\/strong> ha laga qaato?<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70c.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12107\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70c.png\" alt=\"70c\" width=\"587\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70c.png 853w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70c-300x222.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70c-292x216.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70c-638x473.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12110\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f.png\" alt=\"70f\" width=\"579\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f.png 834w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f-300x224.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f-342x256.png 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f-269x201.png 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f-292x218.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70f-638x477.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 579px) 100vw, 579px\" \/><\/a><\/p>\n<h3>Hab dhaqanka Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil<\/h3>\n<p>Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil wuxuu u dhaqmaa si aan Baratakool dawladnimo ahayn isagoo isku halayn ka haysta GAAS, hoos ka daawo sawiro ku saabsan Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo Koofiyad uu watay Wasiirka Degaanka iyo Duurjoogta Puntland Cali Cabdllaahi Warsame ka qaaday isagoo u diiday inuu xirto madaxweynaha iyo dad aad u fara badan hortooda!!!CAJIIB war ninku muxuu ismooday? Awooda intaas le\u2019egna ma GUULWADAYN iyo Durbaan garaac ayuu ku helay?<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70d.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-12108\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70d.png\" alt=\"70d\" width=\"560\" height=\"662\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70d.png 560w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70d-254x300.png 254w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70d-292x345.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70d.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-12109 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70e.png\" alt=\"70e\" width=\"625\" height=\"677\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70e.png 625w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70e-277x300.png 277w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70e-292x316.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70e-78x83.png 78w\" sizes=\"auto, (max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-12106\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b.png\" alt=\"70b\" width=\"710\" height=\"554\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b.png 853w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b-300x234.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b-292x228.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b-638x498.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b-100x78.png 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/70b-80x63.png 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 710px) 100vw, 710px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ugu dambayntii CEEB ayey ku tahay dawladnimada Puntland habka FOOSHA xun ee uu u dhaqmayo Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, haddii uusan GAAS wax ka qabana isagay Shacabku kula Xisaabtamayaan oo mas\u2019uul ka ah Wiilkani waxa uu ku dhaqmayo. Madaxtooyadii Puntland waxay la hayste u tahay\u00a0Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil \u00a0mana ahan wax la aqbali karo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Okt 2015 (Puntlandes)\u00a0Warbaahinta Puntlandes ayaa go&#8217;aansatay in din Akhristayaasheeda dib ugu soo daabacdo Qoraalkii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13295","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1958,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13295"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13296,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13295\/revisions\/13296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12105"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}