{"id":13423,"date":"2015-10-26T13:10:08","date_gmt":"2015-10-26T12:10:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13423"},"modified":"2015-10-26T13:10:08","modified_gmt":"2015-10-26T12:10:08","slug":"somaliland-wasiiro-is-casiley-muranka-xisbiga-kulmiye-awgiis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13423","title":{"rendered":"Somaliland: Wasiiro is-casiley Muranka xisbiga Kulmiye awgiis"},"content":{"rendered":"<p>26 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa is-casileen wasiiro ka tirsan golaha xukuumadda Somaliland, waxaan sababay khilaafka Xisbiga talada haya oo balaartay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Axmad Maxamad Maxamuud Silaanyo\u00a0ayaa u sheegey musharaxiintii kale ee xisbiga Kulmiye in musharaxa xisbiga Kulmiye uu yahay Muuse Biixi Cabdi oo ah gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isagoo fulinaya heshiis hore oo u dhexeeyey labadooda.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka madaxweynaha Somaliland ayaa ka careysiiyey musharaxiinta kale ee xisbiga iyo tageerayaashoda taasoo sababtey in maanta is-casilaan wasiiro aad u tun waynaa\u00a0Wasiirka arrimaha dibada Maxamad Biixi Yoonis iyo\u00a0Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa is-casileen wasiiro ka tirsan golaha xukuumadda Somaliland, waxaan sababay khilaafka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13423","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1570,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13424,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13423\/revisions\/13424"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}