{"id":13433,"date":"2015-10-26T20:36:57","date_gmt":"2015-10-26T19:36:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13433"},"modified":"2015-10-26T20:36:57","modified_gmt":"2015-10-26T19:36:57","slug":"sawiro-wafdi-uu-hogaaminayo-gudoomiyaha-jaaliyada-jubaland-ee-finland-oo-ka-qeybgalay-kulan-caalami-ah-oo-ka-dhacaya-holand","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13433","title":{"rendered":"Sawiro: Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Jaaliyada Jubaland ee Finland oo Ka qeybgalay kulan Caalami ah oo ka dhacaya Holand"},"content":{"rendered":"<p>26 Okt 2015 (Puntlandes) Dowladda\u00a0Holand ayaa\u00a0 martigalin doonto Shirka Maanta ka Furmaya wadanka holand\u00a026.10.2015 kulan heer caalami ah oo ku saabsan taageerida dib u soo celinta nabadda iyo amniga Soomaaliya.<\/p>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<p>War qoraal ah oo ay wasaaradda arrimaha dibedda\u00a0Holand soo saartay ayaa lagu sheegay in kulankaasi dhici doono 26-1..11.2015ka .<\/p>\n<p>Dowladda\u00a0Holand \u00a0ayaa sheegtay in kulanka ay wada guddoomin doonana\u00a0midawga yurub\u00a0iyo Qaramada Midoobay, ayna ka qayb gali doonaan ilaa\u00a030 qof oo mas\u2019uuliyiin sarsare ah iyo in ka badan<\/p>\n<p>Wasaarada Arimaha Dibada Wadanka Holand, ayaa sheegay in kulanka uu horseed u noqon doono sidii Soomaaliya looga dhigi lahaa meel ka madax bannaan dagaalada sokeeye, ayna ku noqon laheyd mid nabdoon.<\/p>\n<p>Dowladda Holand, ayaa horay ugu yaboohday lacag dhan 2 boqol oo milyan oo lacagta dalkaas ah si loogu taageero dadaalada horumarinta iyo xassilinta Soomaaliya oo ay ku jiraan horumarinta caddaaladda, dhiirigalinta kubaca dhaqaale iyo shaqo abuurka, la dagaalanka burcad badeedda iyo soo celinta amniga. Shirkaas ayaa waxaa nasiib u yeeshay in ay ka soo qeybgalaan 3 ka mid ah jaaliyada Jubaland ee Finland uuna hogaaminayo gudoomiyaha Jaaliyada Jubaland ee Finland Mudane Deeq Cismaan Gurxan.<a id=\"oneComWebmail-ecxirc_mil\" href=\"http:\/\/www.google.fi\/url?sa=i&amp;rct=j&amp;q=&amp;esrc=s&amp;frm=1&amp;source=images&amp;cd=&amp;cad=rja&amp;uact=8&amp;ved=0CAcQjRxqFQoTCL6dzfb138gCFciHLAodOp8GjA&amp;url=http:\/\/www.ishapuntland.com\/?p%3D12712&amp;http:\/\/www.google.fi\/url?sa=i&amp;rct=j&amp;q=&amp;esrc=s&amp;frm=1&amp;source=images&amp;cd=&amp;cad=rja&amp;uact=8&amp;ved=0CAcQjRxqFQoTCL6dzfb138gCFciHLAodOp8GjA&amp;url=http:\/\/www.ishapuntland.com\/?p%3D12712&amp;psig=AFQjCNHuOX5gHPmOvm-bM69whUCWfk2poA&amp;ust=1445941471312876\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"oneComWebmail-ecxirc_mi\" class=\"\" src=\"https:\/\/ci3.googleusercontent.com\/proxy\/QDPYmZ5VSQAGCSD36RmszeKjahotuV2atYlJR7GmwLIhH-IOeZX0OlGptFORvGKIfvOS3wazM4r8_wHGNCFiaP00uXpOrX1A5LMdm6ERIeBbhfFHfBOiqbrFRjSdEgBY-y3HWJR-q-R_MBT9sRWOJFYFOfnXhIGn7jgXQu7CH6hOji2Ndq1c-MvOW4fUQXZSpdUS1GWqY33oLQZpohBASM1Aa6H-FbIkePlBgy5667jiXH8=s0-d-e1-ft\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"392\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somali.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2015\/08\/unnamed2.jpg\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxalignnone oneComWebmail-ecxsize-full oneComWebmail-ecxwp-image-328891\" src=\"http:\/\/somali.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2015\/08\/unnamed2.jpg\" alt=\"unnamed\" width=\"615\" height=\"409\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Okt 2015 (Puntlandes) Dowladda\u00a0Holand ayaa\u00a0 martigalin doonto Shirka Maanta ka Furmaya wadanka holand\u00a026.10.2015 kulan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1519,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13435,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13433\/revisions\/13435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13434"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}