{"id":13452,"date":"2015-10-27T13:12:54","date_gmt":"2015-10-27T12:12:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13452"},"modified":"2015-10-27T13:12:54","modified_gmt":"2015-10-27T12:12:54","slug":"dhagayso-kooxda-damul-jadiid-oo-dagaal-inay-ka-huriyaan-gobolka-mudug-ugu-soo-dirtay-gaalkacyo-cabdi-qaybdiid-cabdikariin-guuleed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13452","title":{"rendered":"DHAGAYSO: Kooxda DAMUL JADIID oo dagaal inay ka huriyaan Gobolka Mudug ugu soo dirtay Gaalkacyo Cabdi Qaybdiid &#038; Cabdikariin Guuleed"},"content":{"rendered":"<p>27 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa soo gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Kooxda DAMUL JADIID ay madax uga dhigtay maamul aan Dastuurkii lagu heshiiyey waafaqsanayn iyo Cabdi qaybdiid oo ku caab baxay Dagaal hurin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/128a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13455\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/128a.png\" alt=\"128a\" width=\"508\" height=\"304\" \/><\/a><br \/>\nWararka ka imaanaya magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir waxay Sheegayaan inay KOOXDA DAMUL JADIID usoo xilsaartay Cabdikariim iyo Cabdi qaybdiid inay dagaal ka huriyaan Puntland iyo dadka dega Koonfurta Mudug iyagoo durba ka bilaabay dhiilo Colaadeed koonfurta magaalada Galkacyo.<br \/>\nUgu horayn waxay Sheegeen inay fureen Garoon macmal ah oo ay leeyihiin waxaanu ka furnay Xaafada Baraxleey ee Koonfurta Gaalkacyo iyagoo ku abuuraya Shiddo.<br \/>\nWaxay kaloo idaacadaha marinayaan Hanjabaadyo iyo abaabul dagaal iyagoo dadka ku kicinaya dhulkiinii baa Puntland kusoo durugtay.<br \/>\nWarar ay heshay warbaahinta Puntland ayaa xaqiijinaya inay ka heleen Hub iyo saanad fara badan DFS oo ay KOOXDA DAMUL JADIID talada u hayso.<\/p>\n<p>Dhagayso Cabdikariim oo hanjabaya, amaanayana Cabdiqaybdiid sheegayna inuu hawl la fulin doono<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-13452-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/cabdikariim-qaybdiid.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/cabdikariim-qaybdiid.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/cabdikariim-qaybdiid.wav<\/a><\/audio><br \/>\nDhagayso Cabdiqaybdiid oo hanjabaya sheegayna inuu caawin doono Cabdikariim lagana doonayo inuu mideeyo Mudug oo hoos keeno maamulkooda!!<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-13452-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Qaybdiid27.wav?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Qaybdiid27.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Qaybdiid27.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa soo gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Cabdikariim&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13452","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1583,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13456,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13452\/revisions\/13456"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}