{"id":13495,"date":"2015-10-28T18:48:47","date_gmt":"2015-10-28T17:48:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13495"},"modified":"2015-10-28T19:15:20","modified_gmt":"2015-10-28T18:15:20","slug":"xasan-abshir-oo-xubinimada-baarlamaanka-ku-wareejiyey-wiil-uu-dhalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13495","title":{"rendered":"Xasan Abshir oo xubinimada Baarlamaanka ku wareejiyey wiil uu dhalay"},"content":{"rendered":"<p>28 Okt 2015 (Puntlandes) Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa maanta iska casilay xubinimadii BaarlamaankaDFS, isagoo ku wareejiyey\u00a0booskiisa wiilkiisa.<span id=\"more-31349\"><\/span><\/p>\n<p>Xildhibaan Xasan Abshir oo horay u soo noqday Raysul Wasaare xilligii dowladdii TNG-da iyo Wasiir ayaa sababo caafimaad awgeed isaga casilay.<\/p>\n<p>Wiilkiisa oo lagu magacaabo Abshir Xasan Abshir oo horay u soo noqday Danjirihii dowladda Soomaaliya u fadhiyay Burundi, ka hor inta aysan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya soo xirin safaarada ay ku laheyd Bujumbura.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/129ca.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-13496\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/129ca.jpg\" alt=\"129ca\" width=\"408\" height=\"272\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa iyana iska casilay Xildhibaan lagu magacaabo Xagaafe, kaasoo isna booskiisa loo dhaarin doono qof ka mid ah ehelkiisa sida ay sheegayaan warar aan ka helany Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Horay ayaa waxaa u jirtay in boosaska Xubinimada Baarlamaanka oo ay baneeyeen Xildhibaano caan ahaa ay ku wareejiyeen wiilashooda, sida Maxamed Qanyare Afrax oo wiilkiisa uu bedelay C\/wali Maxamed Qanyare iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo noqday Madaxweynaha Maamul Koofur Galbeed oo booskiisa loo dhaariyay wiil uu dhalay<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Okt 2015 (Puntlandes) Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa maanta iska casilay xubinimadii BaarlamaankaDFS, isagoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13495","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1582,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13495"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13499,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13495\/revisions\/13499"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}