{"id":13533,"date":"2015-10-28T21:18:30","date_gmt":"2015-10-28T20:18:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13533"},"modified":"2015-10-28T21:18:30","modified_gmt":"2015-10-28T20:18:30","slug":"dhagayso-masuuliyiinta-xaafada-baraxley-oo-colaad-ku-baaqaya-kadib-imaanshihii-ckariim-qaybdiid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13533","title":{"rendered":"Dhagayso: Mas\u2019uuliyiinta Xaafada Baraxley oo Colaad ku baaqaya kadib imaanshihii C\/kariim &#038; Qaybdiid"},"content":{"rendered":"<p>28 Okt 2015 (Puntlandes) Mid ka mida mas\u2019uuliyiinta Xaafada Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Saxaafada mariyey hanjabaad iyo hadalo ka abuuraya Colaad dadka sida nabada ah u wada degan gobolka Mudug isagoo sheegaya inaysan jirin Qayb ka mida Gobolka Mudug oo ka tirsan Puntland ee ay iyagu ka taliyaan ayna leeyihiin Gobolka Mudug oo dhan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/128a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13455\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/128a.png\" alt=\"128a\" width=\"413\" height=\"247\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tan iyo markay si wada jira u yimaadeen Xaafada Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Dagaal Ooge Cabdiqaybdiid waxay ku hawlanaayeen abaabul dagaal iyagoo kala yimid Kooxda DAMUL JADIID ee ka talisa magaalada Xamar ee xarunta Gobolka Banaadir Hub iyo Saanad fara badan.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13452\" target=\"_blank\">Halkan ka akhri-dhagayso maqaal ay horay warbaahinta Puntlandes uga qortay\u00a0Cabdikariin &amp;\u00a0Cabdiqaybdiid<\/a> <\/span><\/p>\n<p>Dhagayso waxa uu mas\u2019uulkan ay soo dirsadeen C\/kariim &amp; Qaybdiid ku hadlayo!!<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-13533-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/baraxleey.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/baraxleey.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/baraxleey.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Okt 2015 (Puntlandes) Mid ka mida mas\u2019uuliyiinta Xaafada Baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13533","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1806,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13535,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13533\/revisions\/13535"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}