{"id":1375,"date":"2014-08-09T22:11:31","date_gmt":"2014-08-09T20:11:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1375"},"modified":"2014-08-09T22:11:31","modified_gmt":"2014-08-09T20:11:31","slug":"daawo-video-wasiirkii-labaad-ee-xukuuma-gaas-oo-hanjaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1375","title":{"rendered":"Daawo Video: Wasiirkii labaad ee xukuuma Gaas oo hanjaba"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garowe (Pes):<\/strong> Wasiirka Wasaarada Degaanka iyo Duurjoogta Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa isagoo dalka ku soo laabtay hanjabaad aad u baaxad wayn u jeediyey ciidamadii mudada gaabnayn la wareegay TV ga Puntland iyo wax uu ugu yeeray dad dano siyaasadeed wata.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/509.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1377\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/509-300x244.png\" alt=\"509\" width=\"300\" height=\"244\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dadka danaha siyaasadeed wata ee uu Wasiirku u hanjabay waxaa fiicnaan lahayd in uu wasiirku cadeeyo kuwa ay yihiin.<\/p>\n<p>Wasiirkani maaha Wasiirkii u horeeyey ee hanjabaad iyo meel ka dhac u gaysta muwaadiniin isku dayey in ay saxaan xukuuma Gaas ee Afka-nool iyo ciidamo gadooday.<\/p>\n<p>Hada ka hor ayey ahayd markii Wasiirka Caafimaadka Puntland uu aflagaadeeyey dad dhan oo sharaf iyo qadarin mudan. \u00a0Aflagaadadaas oo uusan madaxweyne Gaas ka hadlin.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo Wasiir Guuleed<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/eKYJ4TWVjuU\" width=\"854\" height=\"510\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xafiiska wararka<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (Pes): Wasiirka Wasaarada Degaanka iyo Duurjoogta Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa isagoo dalka ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1375","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2005,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1378,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1375\/revisions\/1378"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}