{"id":1381,"date":"2014-08-09T23:14:16","date_gmt":"2014-08-09T21:14:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1381"},"modified":"2014-08-09T23:14:16","modified_gmt":"2014-08-09T21:14:16","slug":"gudoomiyaha-maxkamada-darajada-koowad-ee-ciidamada-gobolka-bari-karkaar-sanaag-iyo-haylaan-cabdifataax-xaaji-aadan-axmed-ayaa-galabta-ka-badbaadey-isku-day-dil-oo-lala-damacsanaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1381","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Maxkamada darajada Koowad ee ciidamada gobolka Bari, Karkaar, Sanaag iyo Haylaan Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed ayaa galabta ka badbaadey isku-day dil oo lala damacsanaa"},"content":{"rendered":"<p>Isku daygaan dilka ayaa dhacey kadib markii Gudoomiayaha uu ka baaqsadey safar uu ku tagi lahaa magaalada Bosaso isagoo ku hakadey magaalada Qardho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/510.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1382\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/510.png\" alt=\"510\" width=\"280\" height=\"185\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cabdifataaax Xaaji Aadan ayaa safar uu kaga baxey maanta 9 Aug,2014 magaalada Garowe dabadeedna wuxuu ku hakaday C\/fataax magaalada Qardho darawalkiisiina wuxuu u diray Bosaso dabadeedna waxaa wadada u galay darawalkii ciidan aad u xoog badan oo Alshabaab ka tirsan rabayna in ay dilaan Gudoomiye C\/fataax.<\/p>\n<p>Darawalkii ayaa isagoo bed qaba gaaray magaalada Bosaso iyadoo ay gaariga ku yaalaan xabado aad u fara badan<\/p>\n<p>Goobta loo galay darawalka ayaa sida wararku sheegayaan ah halkii horey loogu diley sarkaalkii xakumey ciidamada Puntland ee saldhigoodu yahay agagaarka buuraha Golis AUN Jamac Af-Guduud.<\/p>\n<p>Isku daygaan dilka ayaa ku soo beegmaya xili dhowaan la diley Taliyihii Qaybta Booliiska gobolka Barri Col.Muslim kadib markii nin salaamaya isku-qarxiyey.<\/p>\n<p>Sida warar la xaqiijiyey laga helayo waxaa jira muran u dhexeeya saraakiisha u sareysa amniga Puntland iyo Madaxweyne Gaas murankaas oo habacsanaan galiyey howlaha amni ee dalka.<\/p>\n<p>Sarkaal dhowaan u hadley kooxaha A-Shabaab ee ku dhuumaaleysta buuraha Golis ayaa inay kodhinayaan weerarada ay la beegsanayaan madaxda iyo saraakiisha dowlada Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Xafiiska wararka<\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isku daygaan dilka ayaa dhacey kadib markii Gudoomiayaha uu ka baaqsadey safar uu ku tagi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1381","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1812,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1383,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1381\/revisions\/1383"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}