{"id":13836,"date":"2015-11-06T21:07:49","date_gmt":"2015-11-06T20:07:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13836"},"modified":"2015-11-06T21:19:54","modified_gmt":"2015-11-06T20:19:54","slug":"sawiro-wefdi-balaaran-oo-uu-horkacayay-raysul-wasaaraha-dfs-sharmarke-ayaa-booqasho-ku-tagay-xeryaha-dhadhaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13836","title":{"rendered":"Sawiro: Booqashadii uu Wefdi uu horkacayay Raysul wasaaraha DFS Sharmarke ay ku tageen xeryaha Dhadhaab"},"content":{"rendered":"<div>\n<div>\n<div>\n<div>\n<div>\n<div>\n<div>\n<div>\n<div>6 Nov 2015 (Puntlandes) Wefdi balaaran oo uu horkacayay Raysul Wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa booqasho ku tagay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wafdiga Raysul Wasaaraha waxaa ka mid ah\u00a0Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaam(Axmed madoobe)\u00a0Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya, \u00a0Wasiirka qorsheynta iyo iskaashika caalamiga,\u00a0wasiirka Ganashandhiga,\u00a0wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Danjiraha\u00a0dowlada federalka Soomaaliya ee dalka Kenya,\u00a0Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya\u00a0Madaxa gudiga arimaha qaxootiga iyo barakacaayasha Soomaaliya Axmed daahir.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Raysul Wasaaraha iyo weftigiisa ayaa u kuur galay xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Dhadhaab, iyagoo tagay goobo dhowr ah sida xarunta dadka Soomaaliya ku laabanaya iska diiwangeliyaan, iskuulka sare xerada Ifo, Isbitaalka weyn ee xerada Ifo,<\/p>\n<p>Wafdiga Raysul Wasaaraha ayaa markii dambe kulan xog wareysi ah xarunta hay\u2019adda UNHCR ee Dhadhaab kula yeeshay horjoogayaasha xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, iyadoo dhmaan mas\u2019uuliyiinta la hadlay horjoogayaasha xeryaha ku booriyeen in ay dalkooda ku labtaan si iskood ah oo ayna cidna qasbeynin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13837\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140.jpg\" alt=\"140\" width=\"640\" height=\"361\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13844\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140a.jpg\" alt=\"140a\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140aa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13845\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140aa.jpg\" alt=\"140aa\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6 Nov 2015 (Puntlandes) Wefdi balaaran oo uu horkacayay Raysul Wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13836","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1272,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13836"}],"version-history":[{"count":9,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13848,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13836\/revisions\/13848"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}