{"id":13885,"date":"2015-11-07T19:24:00","date_gmt":"2015-11-07T18:24:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13885"},"modified":"2015-11-07T19:34:43","modified_gmt":"2015-11-07T18:34:43","slug":"xildhibaan-maxamed-axmed-gurxan-oo-maanta-kooxo-hubeysnaa-ay-dhaawac-ugu-geysteen-degmada-xamarweyne-ee-magaalada-xamar-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13885","title":{"rendered":"Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo maanta kooxo hubeysnaa ay dhaawac ugu geysteen Degmada Xamarweyne ee magaalada Xamar oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>7 Nov 2015 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo maanta kooxo hubeysnaa ay dhaawac ugu geysteen Degmada Xamarweyne magaalada Xamar \u00a0ee Xarunta Gobolka Banaadir ayaa u geeryooday Dhaawicii soo gaaray.<\/p>\n<p>Xildhibaanka la dilay\u00a0ayaa ka tirsanaa Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Baarlamanaka waxa uuna ahaa Xoghayaha Guud ee Guddigaasi.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa la sheegay in ay rasaas ku fureen dabley watay gaari nuuca kaaribta ah oo madow iyadoo ay dableyda ay goobta ka baxsadeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-13886\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/140d.jpg\" alt=\"140d\" width=\"203\" height=\"271\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ma aha xildhibaankii ugu horeeyay oo lagu dilo magaalada Xamar ee Xarunta Gobolka Banaadir iyadoo dil loogu gaystay Xildhibaano badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 Nov 2015 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo maanta kooxo hubeysnaa ay dhaawac ugu geysteen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13885","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1240,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13885"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13889,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13885\/revisions\/13889"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}