{"id":13932,"date":"2015-11-09T09:04:07","date_gmt":"2015-11-09T08:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13932"},"modified":"2015-11-09T09:04:35","modified_gmt":"2015-11-09T08:04:35","slug":"war-dagdag-ah-wareegi-kowaad-oo-soo-dhamaadey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13932","title":{"rendered":"War Dag&#8217;dag ah Wareegi Kowaad oo soo dhamaadey iyo Codadkii oo la tirinayo."},"content":{"rendered":"<p>(PE) Waxaa hada soo dhamaatey Wareegi koowaad ee Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland,waxaana gudiga Doorashadda ay tirinayaan codadka wareega Kowaad ee Doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Inta baddan codadka ilaa hadda la tiriyey ee wareega koowaad ayaa waxaa si aad ah ugu loo&#8217;lamaya labadda Musharax ee kala ah Xildhibaan Axmed Cali Xaashi iyo Xildhibaan C\/xakiin Dhoobo Daarood,waxaana la sugayaa inta lagu dhawaaqayo Natiijadda wareega koowaad balse waxaa la filayaa in wareega labaad ay u gudbaan labada musharax ee aan horey u soo sheegney.<\/p>\n<p>Wixii warar ah oo ku saabsan Doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland kala soco PUNTLANDEDS.COM<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(PE) Waxaa hada soo dhamaatey Wareegi koowaad ee Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland,waxaana gudiga Doorashadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13932","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1347,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13932"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13934,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13932\/revisions\/13934"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}