{"id":13948,"date":"2015-11-09T12:46:58","date_gmt":"2015-11-09T11:46:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13948"},"modified":"2015-11-09T12:47:12","modified_gmt":"2015-11-09T11:47:12","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-dfs-odawaa-oo-loo-dhaariyay-xubinimada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13948","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Odawaa oo loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>9 Nov 2015 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa waxaa maanta\u00a0loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka DFS, isagoo bedelay Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon oo 1-dii bishan ku geeriyooday weerarkii Hotel Saxafi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/133.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-13580\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/133.jpg\" alt=\"133\" width=\"412\" height=\"270\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka ayaa maanta\u00a0Wasiir Odawaa u dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka Federaalka, isagoo mudada 10ka bilood ee u hartay Baarlamaanka hada jira uu ka sii mid ahaanayo.<\/p>\n<p>Xubinimada Wasiir Odawaa ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku soo beegmeysa, iyadoo dhawaan la filayo\u00a0in la\u00a0isku shaandheyn doona\u00a0Xukuumadda, taasoo loo badinayo\u00a0in Odawaa uu ka mid noqdo Wasiirada booskooda weynaya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 Nov 2015 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13948","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1426,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13948"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13950,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13948\/revisions\/13950"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}