{"id":13967,"date":"2015-11-10T12:45:54","date_gmt":"2015-11-10T11:45:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13967"},"modified":"2015-11-10T12:45:54","modified_gmt":"2015-11-10T11:45:54","slug":"dalada-qurbajoogta-finland-iyo-wakiilka-pl-u-fadhiya-scandenevianka-hambalyo-taageero-u-diray-gudoomiyaha-barlamaanka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13967","title":{"rendered":"Dalada Qurbajoogta Finland iyo Wakiilka PL u Fadhiya Scandenevianka Hambalyo &#038; taageero u diray Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland"},"content":{"rendered":"<p>10 Nov (Puntlandes) axaan u hambalyeyneynaa gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland\u00a0 mudane<br \/>\nAxmed Cali Xaashi xilka culus ee loo Doortay, waxaan urajeyneynaa inuu xilkaas Ilaahay la garab galo oo si xilkasnimo iyo waayo aragnimo ku dheehan tahay uu uguto. Dallada Qurbajoogta\u00a0Puntland ee Finland waxey diyaar u tahay inay garab iyo taageero ku siiso gudoomiyaha, wixii horumar ah oo ay awoodona gaarsiiso\u00a0Baarlamaanka sidaas waxaa yiri gudoomiyaha dallada ururrada Puntland ee Finland C\/qani Axmed Ducaale. Sidoo kale gudoomiye C\/qani \u00a0ayaa<br \/>\n<span style=\"font-family: Verdana; font-size: small;\"><span style=\"font-family: Verdana; font-size: small;\">Talaabadan doorashada ee baarlamaankana Puntland \u00a0ku tilmaamay in ay bilow u tahay Nidaamka axsaabta oo ka hirgala Puntland waqti dhow.<br \/>\n<\/span><\/span><span style=\"font-family: Verdana; font-size: small;\"><span style=\"font-family: Verdana; font-size: small;\"><br \/>\n<\/span><\/span>Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka Dr .Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) ayaa isagana<br \/>\nHambalayayn iyo taageero ay u diraya baarlamaanka Puntland sida ay ugu guuleysteen in ay doortaan afhayeenka baarlamaanka iyadoo u dhacday si nidaam\u00a0 iyo cadaalad ah,waxa kale oo uu intaasi ku daray in Qurbajoogta Yurub ay Taageersan yihiin Gudoomiyaha ay doorteen baarlamaanka Puntland ayna u <span style=\"font-family: Verdana; font-size: small;\"><span style=\"font-family: Verdana; font-size: small;\">hambalyaynayaan gudoomiyaha cusub ee nasiibka u helay\u00a0Maanta codadka ugu badan ee baarlamaanka.<\/span><\/span><\/p>\n<p>Sidoo kale Wakiilka u Fadhiya Puntland Scandenevianka Dr .Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo)<br \/>\nayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in doorashadii maanta ee Baaralamaanka ay u dhacdo si cad oo muuqata , islamarkaana ay tahay guul iyo horumar ay gaareen shacabka Puntland.<\/p>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage0\">\n<div class=\"oneComWebmail-ecxinlineImage\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/618\/2?contentId=inlineImage0\" alt=\"\" width=\"672\" height=\"449\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage1\">\n<div class=\"oneComWebmail-ecxinlineImage\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/618\/3?contentId=inlineImage1\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage2\">\n<div class=\"oneComWebmail-ecxinlineImage\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/618\/4?contentId=inlineImage2\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage3\">\n<div class=\"oneComWebmail-ecxinlineImage\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/618\/5?contentId=inlineImage3\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Nov (Puntlandes) axaan u hambalyeyneynaa gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland\u00a0 mudane Axmed Cali Xaashi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13967","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1295,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13968,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13967\/revisions\/13968"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}