{"id":13973,"date":"2015-11-10T20:00:52","date_gmt":"2015-11-10T19:00:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13973"},"modified":"2015-11-10T20:00:52","modified_gmt":"2015-11-10T19:00:52","slug":"sawiro-taliyaha-booliska-dfs-oo-la-kulmay-dhigiisa-dalka-sudan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=13973","title":{"rendered":"Sawiro: Taliyaha Booliska DFS oo la kulmay dhigiisa dalka Sudan"},"content":{"rendered":"<p>10 Nov (Puntlandes) Taliyaha ciidanka Booliska DFS\u00a0Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kula kulmay magaalada Khartoum Taliyaha Booliska dalka Sudan, iyagoo ka wada hadlay wada shaqeynta labada dhinac iyo arrimo kale.<span id=\"more-32553\"><\/span><\/p>\n<p>Jen, Xaamud ayaa uga warbixiyay dhigiisa Sudan xaalada ciidanka Soomaaliya iyo marxalad ay haatan ku shaqeeyaan, waxaana Taliyuhu bogaadiyay howlaha ciidanka Booliska Sudan u hayaan shacabka.<\/p>\n<p>Taliyaha \u00a0ayaa kormeer ku tagay xarunta dambi baarista dalka Sudan, waxaana uu halkaas kula kulmay Mas\u2019uuliyiinta iyo saraakiisha, waxaana halkaas loogu soo bandhigay eeyaha sida gaarka ah u tababaran oo ka koobnaa saddex qeybood oo kala ahaa Qaybta Baarta Qaraxyada, Qaybta Baarta Mukhadiraadka iyo Qaybta soo qabata Dambiilaha<\/p>\n<p>Inta kadib ayuu wafdigu booqday Xarunta Tarafikada ee dalka Sudan, iyagoo warbixino is-weydaarsaday Maamulka Xaruntaas iyo sida ay u shaqeyso Taraafikada dalka sudan.<\/p>\n<p>Wafdiga Taliyaha Booliska ayaa sidoo kale booqanaya xarumo kale oo ay leeyihiin ciidanka Booliska Sudan, iyagoo ka kororsan doona khibradooda, qaabka ay u shaqeeyaan, waxaana la filayaa inay heshiisyo cusub kala saxiixdaan labada dhinac, isla markaana la soo cusbooneysiiyo kuwo horay u dhex maray labada ciidan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-32560\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/bb-7.jpg\" alt=\"bb (7)\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-32559\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/bb-6.jpg\" alt=\"bb (6)\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-32558\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/bb-5.jpg\" alt=\"bb (5)\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-32557\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/bb-4.jpg\" alt=\"bb (4)\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-32556\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/bb-3.jpg\" alt=\"bb (3)\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-32555\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/bb-2.jpg\" alt=\"bb (2)\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-32554\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/bb-1.jpg\" alt=\"bb (1)\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Nov (Puntlandes) Taliyaha ciidanka Booliska DFS\u00a0Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kula kulmay magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1309,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13975,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13973\/revisions\/13975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13974"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}