{"id":14067,"date":"2015-11-12T18:55:57","date_gmt":"2015-11-12T17:55:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14067"},"modified":"2015-11-12T19:00:09","modified_gmt":"2015-11-12T18:00:09","slug":"sawiro-wasaarada-caafimaadka-pl-who-iyo-dhaqaatiirta-galkacyo-oo-soo-saaray-goaamo-lagu-yaraynayo-qatarta-cudurka-qaaxada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14067","title":{"rendered":"Sawiro: Wasaarada Caafimaadka PL, WHO iyo dhaqaatiirta Galkacyo oo soo saaray go\u2019aamo lagu yaraynayo qatarta cudurka Qaaxada"},"content":{"rendered":"<p>12 Nov 2015 (Puntlandes) Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo kaashanaysa hay\u2019addo ay kamid yihiin ,WHO, MOH iyo PMA ayaa magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ku qabatay kulan looga hadlayay sidii loo yarayn lahaa qatarta cudura \u00a0Qaaxada.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhaqaatiirta Magaalada Galkacyo ka howgasha ,Maamulka Gobolka Mudug iyo Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dr. Adnan Ahmed Ciid oo ah maareeye ku xigeenka Mashruuca xakamaynta Qaaxada ee wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegay in kulanka uu yahay mid dood wadaag ah loogana goleyahay sidii laysugu xirilahaa xarumaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa Dowlada.<\/p>\n<p>Dr Cabdi Cali Ciise oo hay\u2019adda WHO u qaabilsan cudurka \u00a0qaaxada ayaa sheegay halis loogu jiro xanuunka TB, sidaa darteedna laga rabo xarumaha gaarka loo leeyahay iyo farmashiyayaasha in dadka qaba qaaxada aysan dawo u qorin oo ay u diraan xarunta caafiimaadka.<\/p>\n<p>Dood Cilmiyeed dheer oo dhex martay dhaqaatiirta Gobolka ,wasaarada Caafimaadka iyo hay\u2019addihii ka qeybgalay ayaa waxaa laga soo saaray Seddex qodob oo lagu xakameynkaro faafida xanuunka qaaxada.<\/p>\n<p>Dr. Maxamed Xusayn oo ah Agaasimaha Isbitalka Guud ee Magaalada Galkacyo ayaa akhriyay qodokbada ka soo baxay shirka.<\/p>\n<p>1-In milkiilayaasha Xarumaha caafimaadka eegaarka loo leeyahay aysan dalka keeni karin iibina karin daawada TB-da \u00a0ama qaaxada.<\/p>\n<p>2-In Dhaqaatiirta Gobolka aysan dawo u qorikarin bukaan qaba TB oo ay u gudbiyaan Xarunta TB.<\/p>\n<p>3-Waxaa lagu hishiiyay in gacan laga wada qaato la dagaalanka Qaaxada si loo yareeyo qatarta ay ku ledahay bulshadeena.<\/p>\n<p>Dhaqaatiir uu ka mid ahaa Dr Maxamed Jamac Salaad oo kulankaasi ku sugnaa ayaa soo dhaweyay go\u2019aamada ka soo baxay kulankooda kuna dardaarmay in la sii dardar galiyo kulmada noocaana.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Birmadka ahna Taliye ku xigeenka qeybta booliska Gobolka ayaa sheegay in ay balan qaadayaan hirgalinta go\u2019aamada ka soo baxay kulankan ayna talaabo ka qaadi doonaan xarumaha ay u soo gudbiso wasaaradda caafimaadka ee ka talaabsata go\u2019aamadan.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmad Muuse Nuur ayaa Sheegay in ay sharci tahay dhaqangalinta go\u2019aamada ay soo saareen dhaqaatiirta iyo wasaarada caafimaadka cidii fulinwaydana ay la kulmi doonto xarig adag sida taliskabooliska Gobolka lagu amray.<\/p>\n<p>Xigasho:Puntlandi<br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214451\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/33.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"595\" height=\"396\" \/><\/p>\n<div><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214452\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/41.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"590\" height=\"393\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214453\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/5.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"590\" height=\"393\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214454\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/6.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"569\" height=\"379\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214455\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/7.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"553\" height=\"368\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214456\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/8.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"560\" height=\"373\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214457\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/111.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"601\" height=\"400\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214458\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/121.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"515\" height=\"343\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214459\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/131.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"580\" height=\"386\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214460\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/14.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"544\" height=\"362\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214461\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/15.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"511\" height=\"340\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214462\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/16.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"471\" height=\"513\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214463\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/17.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"585\" height=\"389\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214464\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/18.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"595\" height=\"396\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214466\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/20.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"583\" height=\"388\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214468\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/221.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"584\" height=\"389\" \/><\/div>\n<div>\u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214473\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/27.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"620\" height=\"413\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214475\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/29.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"627\" height=\"417\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214476\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/30.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"596\" height=\"397\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214478\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/321.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"604\" height=\"402\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214480\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/34.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"616\" height=\"410\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-214481\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/35.jpg\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"630\" height=\"419\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Nov 2015 (Puntlandes) Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo kaashanaysa hay\u2019addo ay kamid yihiin ,WHO, MOH&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14067","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1381,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14067"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14074,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14067\/revisions\/14074"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}