{"id":14133,"date":"2015-11-14T13:03:50","date_gmt":"2015-11-14T12:03:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14133"},"modified":"2015-11-14T13:16:18","modified_gmt":"2015-11-14T12:16:18","slug":"daawo-deperani-show-waraysi-guddoomiyaha-xiriirka-kubadda-cagta-soomaaliya-cabdiqani-carab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14133","title":{"rendered":"Daawo Deperani Show: Waraysi Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Carab"},"content":{"rendered":"<p>14 Nov 2015 (Puntlandes) Daawo Deperani Show ayaa lagu waraystay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Carab, waraysigaas oo taaabanayo arrimo badan oo\u00a0Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ku saabsan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/153a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-14134\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/153a.png\" alt=\"153a\" width=\"517\" height=\"295\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxyaalaihii uu Wariye Jaamac Deperani waydiiyey Guddoomiye Cabdiqani waxaa ka mida Heshiiskii dhex maray Puntland iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, waxaa kaloo wax laga waydiinayaa Cabashada ka imaanaysa dhanka Puntland.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdiqani ayaa sheegay inay qalad ahayd in shaqo walba ay Muqdisho ka socoto ayna ku hawlan yihiin\u00a0inay Qaladkaas saxaan.\u00a0Guddoomiye Cabdiqani ayaa dhanka kale maruu ka hadlayey Heshiis dhexmaray Puntland iyo\u00a0Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya waxa uu sheegay inay ku heshiiyeen:<\/p>\n<ul>\n<li>In Horyaal Kubadda Cagta ah oo u gaar ah Puntland loo bilaabo oo sanad kasta la qabto oo Xiriirkana ku jira<\/li>\n<li>In Kooxaha tayadda leh ee ka jira Puntland laga diiwaan geliyo\u00a0Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdiqani\u00a0ayaa yiri &#8220;waxaan aan maamulayno Soomaali ayaa leh waxaan goosanay inaan dhigno meel cad\u00a0Cid kastanaay ka faa&#8217;iidaysan karto, waxaan ka shaqaynayno sir maaha Cidna gaar umma laha Muqdishana gaar umma lahan&#8221;<\/p>\n<ul>\n<li><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Lt31kkJ3ewE\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/li>\n<\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Nov 2015 (Puntlandes) Daawo Deperani Show ayaa lagu waraystay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14133","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1658,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14133"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14138,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14133\/revisions\/14138"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}