{"id":14176,"date":"2015-11-15T09:54:17","date_gmt":"2015-11-15T08:54:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14176"},"modified":"2015-11-15T09:54:17","modified_gmt":"2015-11-15T08:54:17","slug":"war-dagdag-ah-wafdi-hor-dhac-ah-oo-u-baxay-gobolka-gardafuu-ee-ay-saamaysey-duufaanti-mega","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14176","title":{"rendered":"War Dag&#8217;dag ah:- Wafdi hor dhac ah oo u baxay gobolka Gar&#8217;dafuu ee ay saamaysey duufaanti MEGA."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaaladda Bossaaso ee xarunta Ganacsiga dowladda Puntland ka anba baxay wafdi iskugu jira xubno matalayey hay\u2019addaha UN ka iyo maamulka Gardafuu ee Puntland.<\/p>\n<p>Ujeedka socodka wafdigaan ayaa salka ku hayey qiimaynta ay deegaanadda gobolka Gardafuu ay\u00a0 ku yeelatey duufaamihii isxigey Chapala Cyclone iyo Mega Cyclone oo ku dhuftey deegaanadda xeebaha dhaca ee Puntland.<\/p>\n<p>Wafdigaan ayaa waxa ay hor dhac u yihiin wafdi ay dowladda Puntland u xilsaartey qiimaynta iyo gar\u2019gaarka dadkii iyo hantidii ay wax yeelaysey \u00a0Dufaantu.<\/p>\n<p>Sidda wararku sheegayaan inta ay joogaan wafdigani deegaanadda ay saamaynta u gaysteen Duufaamuhu ee gobolka Gardafuu waxa ay sidoo kale bixin doonaan Arimo gar\u2019gaar ah waloow aysan cadayn qaabka ay wax u qaybin doonaan balse ujeedka u wayn ayaa ah in qiiman dhab ah ka soo sameeyaan deegaanadda wax yeeladu gaartey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaaladda Bossaaso ee xarunta Ganacsiga dowladda Puntland ka anba baxay wafdi iskugu jira&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":5,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14176","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1693,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/5"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14176"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14178,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14176\/revisions\/14178"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}