{"id":14193,"date":"2015-11-15T16:41:58","date_gmt":"2015-11-15T15:41:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14193"},"modified":"2015-11-15T16:41:58","modified_gmt":"2015-11-15T15:41:58","slug":"dhagayso-dowladda-puntland-oo-maalinta-berito-qabanaysa-shirarkii-doorashada-soomaaliya-ee-2016","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14193","title":{"rendered":"Dhagayso: Dowladda Puntland oo maalinta berito qabanaysa shirarkii Doorashada Soomaaliya ee 2016"},"content":{"rendered":"<p>15 Nov 2015 (Puntlandes) \u00a0Guddiga dowladda Puntland u saartay qabashada shirarka wadatashiga heerka qaran ee la xariira doorashada Soomaaliya 2016 ayaa maanta shaaciyay xilliga la qabanayo iyo tiradda dadka ka qayb galaya inta ay dhan tahay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/153c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-14196\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/153c.jpg\" alt=\"153c\" width=\"507\" height=\"285\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Deegaanka Puntland Cali CabdilaahI Warsame oo guddigan qayb ka ah ayaa sheegay shirarka wadatashiga inay maalinta berito ah ka bilaaban doonaan lix magaalo oo kala ah Gaalkacyo, Garowe, Qardho, Bosaso, Badhan iyo Tukaraq iyagoo soconaya mudo labo maalmood ah.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay inay dadka ka qayb galaya ay tahay lix boqol oo bulshada laga soo xulay, kuwaasoo wax laga waydiinayo siday u arkaan in laga dhigo doorashada Soomaaliya waddada loo marayo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-14197\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/153ca.jpg\" alt=\"153ca\" width=\"528\" height=\"297\" \/><\/p>\n<p>Maalinta berito ah ayaa waxaa ka furmaya Garowe shir lagu daah furayo oo ay \u00a0kasoo qayb galayaan madaxda Puntland iyo xubno ka socda beesha caalamka.<\/p>\n<p>Dhaqaalaha ku baxaya dhammaan shirarka lixda magalo dowladda Puntland ku qabanayso ayay sheegeen guddiga inay Puntland bixinayso.<\/p>\n<p>Dhagayso qaybta 1aad<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-14193-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Hoiigsiga-1.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Hoiigsiga-1.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Hoiigsiga-1.wav<\/a><\/audio><br \/>\nDhagayso qaybta 2aad<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-14193-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Hiigsiga2.wav?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Hiigsiga2.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Hiigsiga2.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPUntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Nov 2015 (Puntlandes) \u00a0Guddiga dowladda Puntland u saartay qabashada shirarka wadatashiga heerka qaran ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14193","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1397,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14198,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14193\/revisions\/14198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}