{"id":14301,"date":"2015-11-18T20:33:32","date_gmt":"2015-11-18T19:33:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14301"},"modified":"2015-11-18T20:35:41","modified_gmt":"2015-11-18T19:35:41","slug":"sawiro-madaxwyene-gaas-iyo-danjire-nicholas-kay-oo-madaxtooyada-puntland-ku-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14301","title":{"rendered":"Sawiro: Madaxwyene Gaas iyo danjire Nicholas Kay oo Madaxtooyada Puntland ku kulmay"},"content":{"rendered":"<p>18 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda \u00a0Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Saomaaliya Danjire Nickolas Kay iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho ku yimi Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kullan gaar ah oo saxaafaddu dibad joog ka ahayd \u00a0la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Nickolas Kay.<\/p>\n<p>Markii uu soo \u00a0idlaaday kulanku ayaa waxaa si wadajir ah warbaahinta qaybaheeda kala duwan shir jaraa\u2019id u qabtay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Nickolas Kay, waxana ay ka warbixiyeen kullankoodi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay \u00a0inay kawada hadleen xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Puntland, iyo \u00a0Shirarkii dhowaan kasocdey Soomaaliya oo looga hadlayey geeddi socodka Doorashooyinka 2016.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa ku ammaanay \u00a0Danjire Nickolas kay waxqabadkiisii muddadii uu soomaaliya kasoo shaqaynayey isagoona sheegay inay si\u2019dhow uwada shaqaynayeen waxaana uu urajeeyey guul iyo horumar maadaama uu sii dhammaanayo muddo xileedkiisii.<\/p>\n<p>Danjire Nicholos Key ayaa isna dhankiisa Madaxeynaha uga mahadceliyey soo dhawaynta uu u sameeyey, waxaana uu ku amaanay dadaalka horumarineed ee uu madaxweyne Gaas kawado \u00a0gudaha Puntland iyo guulaha waaweyn ee uu gaadhey muddadii yarayd ee uu hoggaanka Puntland hayey.<\/p>\n<p>Gebagebadii kulanka ayaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali guddoonsiiyey Danjire Nickolas key hadiyo ka kooban waxyaabaha Hiddaha iyo Dhaqanka ee ay Puntland caanka kutahay oo lagu xardhay Calanka Puntland.<strong>.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-215333\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_7827.jpg\" alt=\"IMG_7827\" width=\"523\" height=\"349\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-215334\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_7829.jpg\" alt=\"IMG_7829\" width=\"526\" height=\"351\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-215335\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_7844.jpg\" alt=\"IMG_7844\" width=\"528\" height=\"352\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-215336\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_7859.jpg\" alt=\"IMG_7859\" width=\"521\" height=\"348\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-215337\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_7865.jpg\" alt=\"IMG_7865\" width=\"532\" height=\"355\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-215338\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_7896.jpg\" alt=\"IMG_7896\" width=\"534\" height=\"357\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-215339\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_7897.jpg\" alt=\"IMG_7897\" width=\"523\" height=\"349\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda \u00a0Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa Madaxtooyada Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14302,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1417,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14301"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14308,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14301\/revisions\/14308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14302"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}