{"id":14430,"date":"2015-11-22T11:21:24","date_gmt":"2015-11-22T10:21:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14430"},"modified":"2015-11-22T11:21:24","modified_gmt":"2015-11-22T10:21:24","slug":"deg-deg-daawo-wararkii-ugu-dambeeyay-magaalada-gaalkacyo-ee-iska-hor-imaadkii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14430","title":{"rendered":"DEG DEG-Daawo Wararkii ugu dambeeyay magaalada Gaalkacyo ee iska hor imaadkii maanta"},"content":{"rendered":"<p>22 Nov 2015 (Puntlandes) Saaka ayaa waxaa soo weeray Wado Laami ah oo Puntland ka samaynaysay Koonfurta Xaafadda Garsoor Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ee ay DFS taageerto kaasoo aan haysan Sharciyad maadaama uusan Waafaqsanayn Dastuurkii lagu heshiiyey.<br \/>\nXaafadda Baraxley ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa weerar looga soo qaaday Hubka Culus waxaana ku geeryooday 1 ruux oo mid ahaa dadkii ka shaqaynayey wadadda iyo 3 Caruur Iskoolay ahaa, halka dhaawucu uu ahaa 8 ruux.<br \/>\nCiidamada maamulka Galmudug ee DFS ay taageerto oo lagasoo abaabulay koonfurta Gaalkacy oo kasoo horjeeday horumarka bulshada iyo wado laami ah ayaa weerarkaas soo qaaday.<br \/>\nSida ay wararku ku soo gaarayaan Warbaahinta Puntlandes waxaa xigay dagaal kale oo aad u qaraar kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Kala soco faahfaahin\u00a0Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Daawo Videowgan ay puntlandone.com ka diyaarisay<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/S5QqJx57wAY\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 Nov 2015 (Puntlandes) Saaka ayaa waxaa soo weeray Wado Laami ah oo Puntland ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14430","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1462,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14431,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14430\/revisions\/14431"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}