{"id":14461,"date":"2015-11-23T13:09:10","date_gmt":"2015-11-23T12:09:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14461"},"modified":"2015-11-23T13:09:10","modified_gmt":"2015-11-23T12:09:10","slug":"dhageyso-xafiiska-wasaaradda-warfaafinta-dowladda-puntland-ee-gobolka-mudug-hal-askari-oo-daraawiish-boolis-ah-dagaalka-ma-gelin-shalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14461","title":{"rendered":"Dhageyso: Xafiiska wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ee gobolka Mudug \u201d..hal Askari oo Daraawiish &#038; Boolis ah Dagaalka ma gelin shalay\u2026\u201d"},"content":{"rendered":"<p>23 Nov 2015 (Puntlandes)\u00a0Isku duwaha Wasaaradda Warfaafinta Puntland ee Gobolka Mudug Cabdinaasir Badal Qalaf oo maanta Saxaafadda la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dagaalkii shalay ee ay malayshiyo kasoo jeeda maamulka ay DFS taageerto ee Galmadug kusoo qaaday shaqaale samaynayey Wado Laami ah, wuxuuna Cabdinaasir si cad u sheegay inaysan Ciidamadda kala duwan ee Puntland aysan hal xabo ridin shalay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/158ab.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-14451\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/158ab.png\" alt=\"158ab\" width=\"272\" height=\"177\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cabdinaasir ayaa yiri maruu ka hadlayey arinkaas \u201d..Hal Askarei oo daraawiish ah dagaalka ma gelin, Bilaysna ma gelin, Ciidankii Dawladda hoose oo dhawr nin ah bay la dagaalameen\u201d Warbaaginta Puntlandes ayaa\u00a0isla Shalay qortay inaysan ka qayb gelin dagaalkii shalay Ciidamadda kala duwan ee Puntland ee Gaalkacyo iyo agagaarkeeda Fadhigoodu yahay, iyagoo daawanayey Shacabkii Hoobiyayaasha lagu Xasuuqayey, \u00a0<span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14450\" target=\"_blank\">halkaan ka akhriso Warbixin ay\u00a0Warbaaginta Puntlandes qortay<\/a>.\u00a0<span style=\"color: #000000;\">Waxaa wax la iswaydiiyo ah maxay tajhay shaqada Ciidamadan qaata Shacabka Canshuurtooda? Yey ka amr qaataan?&#8230;.<\/span><\/span><\/p>\n<p>Cabdinaasir ayaa ugu baaqay shacabka Puntland ee Gaalkacyo inay isdajiyaan oo aysan sameynin wax qaxitaan ah.<\/p>\n<p>Dhageyso<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-14461-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/agaasimaha-warf-mudug.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/agaasimaha-warf-mudug.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/agaasimaha-warf-mudug.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Nov 2015 (Puntlandes)\u00a0Isku duwaha Wasaaradda Warfaafinta Puntland ee Gobolka Mudug Cabdinaasir Badal Qalaf oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14461","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1319,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14463,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14461\/revisions\/14463"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}