{"id":14489,"date":"2015-11-24T19:30:42","date_gmt":"2015-11-24T18:30:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14489"},"modified":"2015-11-24T19:45:26","modified_gmt":"2015-11-24T18:45:26","slug":"dhegayso-isimadda-sool-sanaag-iyo-cayn-oo-madmadoow-dhexdooda-heshiis-ka-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14489","title":{"rendered":"Daawo-Dhegayso: Isimadda Sool, Sanaag Iyo Cayn oo madmadoow dhexdooda Heshiis ka gaarey"},"content":{"rendered":"<p>24 Nov 2015 (Puntlandes) Isimadda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa shir ay ku yeesheen Tuuladda Dharkayn-Geenyo ee gobolka Sool waxay ku gaareen heshiis iyagoo xaliyey khilaaf ku dhexjirey qaar kamid ah Isimadda.<br \/>\nIsimada shiray oo ahaa 12 Isim waxaa ka maqnaa Isimada Beesha Dhulbahante Garaad Cali Buraale oo xanuunsanaya kaasoo telephone ka kaga warqabey shirkaasi loona sheegay waxa kasoo baxay.<br \/>\nWaxayna ahaayeen Isimada Shirkaas goobjooga ka ahaa<br \/>\nGaraad Jaamac Garaad Cali<br \/>\nGaraad Saleebaan Garaad Maxamed<br \/>\nGaraad Cabdirisaaq Garaad Soofe<br \/>\nGaraad Jaamac Garaad Ismaaciil<br \/>\nGaraad Abshir Saalax Maxamed<br \/>\nGaraad Cabdisalaan Xasan Maxamed<br \/>\nUgaas Faarax Dheere<br \/>\nBoqor Cabdilaahi Axmed Cali.<br \/>\nGaraad Maxamuud Cismaan Mashqarre<br \/>\nUgaas Cabdilaahi Ciise Nuur<br \/>\nSuldaan Siciid Cismaan Cali<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JRzqbGuSGBU\" width=\"400\" height=\"280\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Garaad Saleebaan Buraale Aadan oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Isimaddu ka heshiiyeen khilaaf mudo soo jiitamayey oo arimo siyaasadeed keeneen.<br \/>\n\u201cShirkaas danaha Dhulbahante uun baa looga hadlayey, waxaa loogu horaysiiyey in Isimadu heshiiyaan Isimadu waa heshiiyeen, qodobka labaad wuxuu ahaa wixii shaqaaqo ah ee dadka dhex yaala sida Dharkayn oo hada aanu joogno iyo Taleex oo la tegi doono la xaliyo\u201d, ayuu yiri Garaad Saleebaan Buraale.<br \/>\nIsimada ayaa u digay Somaliland inay sii joogto deegaanada beesha iyagoo beesha Caalamkana baaq culus u diray.<\/p>\n<p>Garaad Saleebaan Buraale Aadan<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-14489-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/sool.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/sool.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/sool.wav<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Nov 2015 (Puntlandes) Isimadda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa shir ay ku yeesheen Tuuladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14489","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1355,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14489"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14495,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14489\/revisions\/14495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}