{"id":14536,"date":"2015-11-25T12:53:06","date_gmt":"2015-11-25T11:53:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14536"},"modified":"2015-11-25T12:53:06","modified_gmt":"2015-11-25T11:53:06","slug":"madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-hayadda-care-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14536","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda Care ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>25 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda Care International ee Soomaaliya\u00a0 Raheel Nasir Chaudhary.<\/p>\n<p>Kulankaas oo looga wada hadlayey\u00a0 dar-dar gelinta Mashaariicda ay hay\u2019adda Care kafuliso Puntland\u00a0 iyo sii xoojinta Xidhiidhka kadhexeeya Puntland iyo Hay\u2019adda Care, \u00a0korna loogu qaadi lahaa mashaariicda ay hay\u2019addu kafuliso Puntland.<\/p>\n<p>Madaxa Hay\u2019adda Care ee Soomaaliya Mudane Raheel Nasir ayaa dhankiisa ka warbixiyey hawlaha iyo shaqooyinka ay hay\u2019addu kaqabato Puntland sida Tayyaynta Waxbarashada Aasaasiga ah oo ay kamidka tahay farsamada gacanta oo uu sheegay inay muhiimad gaar ah uleedahay wax soosaarka iyo Horumarka Puntland.<\/p>\n<p>Sidookale Raheel Nasir ayaa sheegay inay Wasaaradda Deegaanka kala shaqeeyaan Ciidamada ilaalinta Deegnaanka, la-dagaallanka xaalufinta Deegaanka, iyo Buuxinta Boholaha, Qaabaynta Harooyinka, iyo Ilaalinta Dhirta iyo Duurjoogta.<\/p>\n<p>Masuulkan \u00a0ayaa tibaaxay inay hay\u2019addoodu bixiso Tababarro DIbadda ah,kuwaas\u00a0 oo laxidhiidha ilaalinta deegaanka si loo tayyeeyo korna loogu qaado ilaalinta\u00a0 Nabaad guurka, Xaalufinta Deegaank, dayactirka Boholaha iyo\u00a0 ilaalinta Dabar goynta Duurjoogta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hay\u2019adda Care ku booorriyey dar-dargelinta iyo kor uqaadidda Adeegyada Bulshada iyo ilaalinta Deegaanka iyo Duurjoogta islamarkaasi tilmaamay sida ay lagama maarmaanka u tahay in\u00a0 hay\u2019adda Care dhug u yeelato Deegaanka iyo Aafooyinka Dabiiciga ah ee marar bada saamayn kuyeesha Nolosha Aadanaha, duurjoogta iyo guud ahaanba Deenkaanka Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-59951\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_8366.jpg\" alt=\"IMG_8366\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-59952\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/IMG_8367.jpg\" alt=\"IMG_8367\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14536","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1231,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14539,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14536\/revisions\/14539"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}