{"id":14546,"date":"2015-11-25T19:20:07","date_gmt":"2015-11-25T18:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14546"},"modified":"2015-11-25T19:20:07","modified_gmt":"2015-11-25T18:20:07","slug":"madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-xafiiska-ku-qaabilay-madaxa-hayadda-undp-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14546","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xafiiska ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>25 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya George Conway.<\/p>\n<p>Waxyaabihii kulankaasi \u00a0looga wada hadlay ayaa waxa akami mid ahaa\u00a0 dar-dar gelinta Mashaariicda ay hay\u2019adda UNDP ka fuliso Puntland , Caawimaadda ay UNDP siiso Wasaaradda Caddaaladda\u00a0 iyo horumarinta Jeelasha Puntland.<\/p>\n<p>Madaxa Hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya George Conway ayaa Sheegay inay sii xoojiyanayaa Taageerada ay siiso \u00a0tayyayna Jeelasha Puntland , iyo kor uqaadida waxbarashada gaara ahaan kulliyadda Sharciga oo ay UNDP ka caawiso Jaamacadda PSU.<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0 Madaxa Hay\u2019adda UNDP ayaa sheegay\u00a0 inay\u00a0 bilaabeen inay bixiyaan tababarro laxiriira\u00a0 Dhallinyarada iyo sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadohooda shaqo si looga hortago Tahriibka iyo Dembiyada kale \u00a0isla mar ahaantaana lagu dhiiri geliyo Dhallinyarada sidii ay u samayn lahaayeen wax soo saar.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr\u00a0 Cabdiweli Maxamed Gaas\u00a0 ayaa kula dardaarmay Hay\u2019adda UNDP inay sii xoojiyaana shaqooyinka baaxadda leh ee ay kawado Puntland gaar ahaan taageera ay UNDP siisiyo Jeelasha, Caddaaladda iyo Kor uqaadida Sharciga, si looga badbaado falalka liddiga ku ah nolosha iyo horumarka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/158c4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-14538\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/158c4.jpg\" alt=\"158c4\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14546","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1242,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14547,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14546\/revisions\/14547"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}