{"id":14551,"date":"2015-11-25T20:27:24","date_gmt":"2015-11-25T19:27:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14551"},"modified":"2015-11-25T20:35:23","modified_gmt":"2015-11-25T19:35:23","slug":"dhagayso-cabdi-qaybdiid-oo-ka-hadlay-colaada-ka-aloosan-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14551","title":{"rendered":"Dhagayso: Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay Colaada ka aloosan Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>25 Nov 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee maamulka ay DFS taageerto ee aan waafaqsanayn Dastuurkii ummadda Soomaaliyeed ku heshiisay Cabdi Qaybdiid ayaa ka hadlay Colaada ay isaga iyo saaxiibadii kooxda DAMUL JADIID ay ka hurinayaan Gobolka Mudug ee Puntland iyo\u00a0 dadka dega Koonfurta Gobolka Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13455\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/128a.png\" alt=\"128a\" width=\"587\" height=\"351\" \/><\/p>\n<p>C\/kariim &amp; Cabdiqaybdiid isku mar ayey wada yimaadeen koonfurta Gaalkacyo<\/p>\n<p>Cabdiqaybdiid ayaa ku doodaya wax lagu Qoslo laakiin hadafka uu ka leeayahay uu yahay dagaal iyo Shido abuurid taasoo ah inuu sheegto Degaanada Puntland kuna dooda in isaga laga haysto. Tani waxay la mid tahay wadadii Laamiga ee Puntland dhisaysay oo ku taala dhanka Puntland oo ay\u00a0Cabdiqaybdiid iyo Saaxibadii DAMUL JADIID ay soo weeraeen kuna waxyeeleeyeen dad aad u badan.<\/p>\n<p>Cabdiqaybdiid, Indho Cadde, Goobaale iyo inta badan Dagaal Oogayaashii Xamar ayaa waxaa lacag iyo Hub fara badan, oo lagu keenay magaca ummaadda Soomaaliyeed, soo siiyey Kooxda ka talisa Villa Somalia ee DAMUL JADIID\u00a0si ay COLAAD UGA HURIYAAN Gobolka Mudug ee Puntaland.<\/p>\n<p>Dhagayso \u00a0Cabdiqaybdiid oo ay waraysatay idaacada Shabeelle<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-14551-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/qaybdiid25.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/qaybdiid25.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/qaybdiid25.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Nov 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee maamulka ay DFS taageerto ee aan waafaqsanayn Dastuurkii ummadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14551","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2359,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14551"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14554,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14551\/revisions\/14554"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}